Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Khawaarijta oo Odayaasha Dhaqanka degmada Ceelbuur cabsi darteed ugu wareejiyay hubkooda. (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Khawaarijta oo Odayaasha Dhaqanka degmada Ceelbuur cabsi darteed ugu wareejiyay hubkooda. (Warbixin)
Maqaallada

Khawaarijta oo Odayaasha Dhaqanka degmada Ceelbuur cabsi darteed ugu wareejiyay hubkooda. (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 18, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- In dhawaalaba intii kooxda Khawaarijta Al-sabaab ay galeen maalmahoodii dhammaadka, waxaa sii xoogeysanayay cadaadiska haysta horjoogayaasha kooxda, iyagoo labo dhinac u kala qeybsamay sidii uu mustaqbalkooda noqon lahaa.

Horjoogayaal ka tirsan kooxda waxay soo jeediyeen in aysan u babac dhigi Karin duulaanka ku soo wajahan marka ay eegeen cududda ciidamad qalabka sida iyo xoogagga xoreynta deegaanka oo isgarabsanaya oo ku wajahan meelaha ay ku harsan yihiin deegaannada Galmudug ay goโ€™aansaeen in ay isaga baxaan, halkaa iyagu doonaya qaarkood in ay isa soo dhiibaan.

Balse, waxaa jira horjoogayaal wali Khawaarijnimnada ku fogaatay oo doonaya in ay dagaallamaan, iyagoo dagaallamayana ifka laga qariyo.

Warar aynu ka helnay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa xaqiijiyay in habeenimadii axadda ee isniintu ay soo galeysay, Ceelbuur afurkii ka dib uu ka dhacay shir dhexmaray horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-shabaab iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka. Shirkaas waxay odayaasha dhaqanka Khawaarijta kaga dalbadeen in laga bilaabo saacadaas la joogo hubka ay kooxdu ku heysatay Ceelbuur iyo nawaaxigeeda ay la wareegaan odayaasha dhaqanka ama qabiilada si hubka looga dhigo, hub ay beelo leeyihiin, ka dibna maleeshiyaadkii hubkaas heystay lagu dhex daro dadka deegaanka, iyaga oo loo ekeysiinayo in ay yihiin da rayid ah.

Horjoogayaashu waxay goโ€™aansadeen in ay Ceelbuur iyo nawaaxigeeda ka baxaan iyo guud ahaanba Galmudug, maaddaama joogitaankoodii iyo ku noolaanshaha mustaqbalkoodii Galmudug gabi ahaanba uu meesha ka baxay.

Horjoogayaasha shirkaas qeybta ka ahaa waxaa ka mid ahaa, horjooge Siciid Axmed Gaagaale oo ka soo jeeda deegaanka Ceelgaras ee gobolka Galgaduud. Siciid Gaagaale waxaa la xaqiijiyay in odayaasha uu ku amray in hubka guud ahaanba ay la wareegaan, hubkaasina uu noqdo mid beeleed, iyadoo horjoogayaasha hubkaas heystay eek a tirsanaa Khawaarijta Al-shabaabna ay banneyn doonaan Galmudug, sida uu hadalka u dhigay Siciid Gaagaale.

Wareejinta Siciid Gaagaale, hubka uu ku wareejinayo odayaasha dhaqanka waxaa daba daal hanjabaad uu ugu hanjabayay in hubka yahay hub Shabaabku ka rabi doonaan odayaashu haddii ay fursad u helaan in ay ku soo laabtaan deegaankan.

Horjooge Siciid Axmed Gaagaale, waxaa la socda dhowr horjooge kale oo isaga heyb ahaan aad ugu dhow iyo kuwo kale, oo aan ku heyb ahayn, balse, Ceelbuur ka soo jeeda. Odayaasha dhaqanka, maaddaama hadda Ceelbuur ay joogaan Khawaarijta Al-shabaab malahan iqtiyaar ay ku kala doortaan ama ay ku diidaan warka horjoogaasha Al-shabaab ugu yimid, balse waxaa u furan oo kaliya warka loo sheego ay qaataan si naftooda iyo maalkooda ay uga badbaadsadaan.

Horjoogayaasha maleeshiyada Khawaarijta Al-shabaab wixii ka dambeeyay shirkii dhawaan degmada Ceelbuur ka dhacay ee ay ku kala tageen oo ay ku kala qeybsameen in Ceelbuur iyo nawaaxigeeda ay Al-shabaab difaacan karaan iyo in kale, ayna garowsadeen in hadda aysan awoodin in ay difaacdaan degmada,islamarkaana ay goโ€™aansadeen dhammaantood in Ceelbuur ay ka baxaan iyagoo rayid ah.

Ceelbuur waxay ka mid tahay meelaha dhowr iyo tobanka sano Khawaarijta Al-shabaab dadkeeda ay aadka ugu dhibaateynayeen, haddaโ€™se waxay ku jiraan maalmihii ugu dambeeyay joogitaankooda Ceelbuur iyo meelaha la midka ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya oo isbaheysi cusub u heshay dagaalka Khawaarijta (WARBIXIN)

Muqdisho(SONNA):-Magaalada Muqdisho waxaa ku qabsoomay dhammaadkii Todobaadkii la soo dhaafay shir ay ka soo qaybgaleen Madaxda Wadamada Deriska la ah…

MaqaalladaWararka
February 4, 2023

Ciidamada Xoogga Dalka oo Khaarijiyay Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ( Warbixin).

Muqdisho, (SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwooda sida gaarka ah u tababaran ee DANAB, ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxay howlgallo…

Maqaallada
June 12, 2023

Sanadka 2023-kaย  Soomaaliya waxay gaartay guulo taariikhi ah (WARBIXIN) Qeybtii 2-aad

Dhacdooyinka Soomaliya ee sanadka 2023-ka oo sii dhammaanaya ayaan waxaan eegeynaa muddadaasi maxaa u qabsoomay Dowaladda Soomaaliya oo qorsheysatay arrimaha…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
December 30, 2023

Xoraynta Aadan yabaal waxay halbeeg u tahay guusha laga gaaray dagaalka lagula jiro khawaariijta. (Warbixin).

MUQDISHO-(SONNA)-Dhawaan waxaa deegaannada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ka bilowday safaro ay gobolada iyo degmooyinka maamulkaas isaga kala gooshayaan madaxda Dowladda Federaalka oo…

GudahaMaqaalladaWararka
December 14, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023