Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maxay ka wada hadleen Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururka Haweenka SSC-Khaatumo?
    July 26, 2025
    Waalidiinta Dhallinyaro ku xiran dalka Maali oo tabashadooda la dhageystay
    July 26, 2025
    Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti
    July 26, 2025
    Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa
    July 26, 2025
    Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka
    July 26, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya iyo mar kale Kaduudiye (WARBIXIN)
    July 25, 2025
    Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Digniinaha hore iyo Xalka
    July 24, 2025
    Isbadallada dowladdu ka samaysay ilaalinta Qaranimada iyo xasilinta dalka (Faallo)
    July 23, 2025
    Horumarka laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Kooxaha Khwaarjta
    July 21, 2025
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: 5-dhibaato oo Khawaarijta ay ku haayaan dadka ku nool deegaannada fara ku tiriska ee ay ku harsan yihiin: (Warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > 5-dhibaato oo Khawaarijta ay ku haayaan dadka ku nool deegaannada fara ku tiriska ee ay ku harsan yihiin: (Warbixin)
Maqaallada

5-dhibaato oo Khawaarijta ay ku haayaan dadka ku nool deegaannada fara ku tiriska ee ay ku harsan yihiin: (Warbixin)

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 1, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Tan iyo soo ifabixii Khawaarijta Al-shabaab waxay hareeraha ku wateen dhibaatooyinka ay u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed.

Haddaba waxaan si gaar ah u iftiimin doonaa shan dhibaato oo ย argagixisada ku hayaan dadka ku sugan deegaannada fara ku tiriska ee ay Khawaarijtu ku harsan tahay.

1. Dadku waxay u diideen in ay sameystaan goobo waxbarasho, halagu barto Diin ama mid Maadi ah, taas bedelkeedana waxay u sameeyeen goobo waxbarashO oo iyagu ay maamulaan.

Waxay carruurtu ku baraan fikrado guracan oo ay ka keeneen dalal kale, taasi ayaana waalidiin badan ku qasabtay in ay carruurtooda kala soo hayaamaan deegaannada Khawaarijta halka kuwo kale wali hardanka ay ku jiraan. Sidoo kale, ma jiraan cisbitaalo iyo goobo kale oo dadweyne.

2. Waxay curyaamiyeen iyo beerashada dalaga, iyagoo lacago xad dhaaf ah dul dhigay labadaas, tallaabadaas beeralley badan ayay ku qasabtay in ay xeryaha qaxootiga bidaan.

3. Sameynta baro-bagaando oo ay dadka ku qaldayaan uguna diidayaan in ay ku dhageystaan fikrado ka duwan kuwa horjoogayaashooda.

4. Waxay deegaannada ay ku sugan yihiin ka sameeyeen in ay dadka u diidaan dhageysiga Idaacadaha, isticmaalka Internetka, adeegsiga taleefoonada waa weyn ee wax sawira ama wax duuba.

5- Dhallinyarada ku nool deegaannada ay ku sugan yihin Khawaarijta waa dhib u joogayaal, kuwaas oo iyagoo ka fikir duwan argagixisada ama labo-labo ama koox koox u sheekeysanayo la arko waa hal arrin taas oo ah in qod aan iyagu ku fikir ahayn uu san ku dhex noolaan.

Waxaa jira dad badan oo Bulshada qeybaheeda ah, kuwaas oo isaga soo cararay halkii ay degganaayeen sababtuna ay tahay dhibka ay ku hayaan Khawaarijta markii ay u adkeysan waayeen.

Alle mahadii, ciidanka qaranka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa ku guuleystay in ay kooxda Khawaarijta ka xoreeyaan deegaanno badan oo hadda shacabka nabad iyo horumar ay ku nool yihiin.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Maxay ka wada hadleen Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururka Haweenka SSC-Khaatumo?

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee SSC-Khaatumo ayaa maanta xarunta dhexe…

July 26, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Khatarta ka dhalan karta Hubka aan qarxin (WARBIXIN)

Jimcihii la soo dhaafay ayaa waxaa dhacady dhacdo xanuun badan, iyadoo inta la xaqiijiyay 27 qof ay ku dhinteen qarax…

GudahaMaqaallada
June 13, 2023

Muxuu yahay Howlgalka Cusub ee Dowladdu ku dhawaaqday (Warbixin).

Muqdisho.(SONNA):- Abaabul xooggan oo ay sameysay Dowladda Soomaaliya, ciidamada Xoogga iyo shacabkaba waxay ku guuleysteen in ay soo gabagabeeyaan wejiga…

Maqaallada
May 30, 2023

Taxanaha Taariikh Tacliinta Soomaaliya (MAQAAL)

HORDHAC Tacliintu Waa nidaamka Waxbarasho ee wadanka Soomaaliya. Sida saxda ah, Wasaaradda Waxbarashada ayaana ka masโ€™uul ah dhammaan tacliinta iyo…

MaqaalladaWaxbarashada
June 10, 2023

ย IMF oo Dhameystirtay dib u eegista 6aad ee Deyn cafista Soomaaliya (WARBIXIN)

Heyโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo ay ka muuqato in…

GudahaMaqaallada
September 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023