Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–asaaraha XFS ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐ข๐Ÿ ๐’๐š๐š๐ฅ๐š๐ฑ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š
    December 14, 2025
    Madaxweynaha JFS oo qaatay Kaarka codbixinta ee Doorashada Golaha Deegaanka
    December 13, 2025
    Arday aan gelin Imtixaanka Dowladda ee 2015 -2016 oo loo ogolaaday in la siiyo Shahaaddada
    December 13, 2025
    RW Xamsa Cabdi Barre oo Wasiirro cusub magacaabay
    December 13, 2025
    Wasiirka Difaaca XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Capt. Antonino Mazzocca
    December 13, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Halgankii waxbaridda ee madaxweyne xasan weli ma dhamaan(warbixin)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Halgankii waxbaridda ee madaxweyne xasan weli ma dhamaan(warbixin)
MaqaalladaWaxbarashada

Halgankii waxbaridda ee madaxweyne xasan weli ma dhamaan(warbixin)

By Abdulkadir
Last updated: March 29, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Burburkii dalka 30 sano hore dadkaย  Soomaaliyeed waxa ay wajahayeen marxalada kala duwan oo ay ugu horeysay colaad, gaajo iyo tacliin la,aan oo xarumihii ubadka Soomaaliyeed ay wax ku baran jiraan loo badalay dhufeyso ciidan.

Dadka intii wax hayaatay ama heli kartay waa ay ka baxsadeen iyagoo ka cararay carruurtooda,maalkooda iyo naftoodaba,waxaase jiray aqoon yahanno Soomaaliyeed oo dalka ku haray islamarkaana qaatay goโ€™aan ah in ay buuxshan kaalinta dowladii burburtay oo ahayd in ay waxbaran carruurta oo ka badbadshan colaada iyo jahliga.

Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa wuu hormuud u ahaa aqoonyahanada faro ku tiriska ah ee naftooda iyo maalkoodka u huray ubadka Soomaaliyeed,waxana uu dadaal badan ku baxiyay isaga iyo aqoonyahanadii kale dib u hirgalinta waxbarashada oo maanta mareeyso meel wanaagsan,tayo iyo Tira ahaan intabad.

Hayaankii aqoonyahanka soomaaliyeed ee udub dhexaadka u noqday tacliinta sare ee dalka waxaa uu noqday mid guuleystay.

Ku biirista siyaasada aqoonyahanka soomaaliyeed waxaa ay dhabaha u xaartay in ay fursad kale helร an ubadka Soomaaliyeed,2012 wuxuu ahaa sannad kale oo tacliintu guuleystay kadib doorashadii madaxweyne Xasan.
Dowladu waxaa ay durbaย  billowday barnaamijkeedii ugu horeeyay ee tayeynta waxbarashada waxaana la hirgaliyayย  in ardayda danta yar loo abuuro fursado waxbarasho oo xiligaa loogu magacaabi jiray iskuulada aada.

Markii ugu horeysay waxaa dalka loo sameeyay manhaj waxbarasho iyo imtixan Mideysan sidoo kale waxaa la sameeyay Shahaado caddeen u ah tayada ardayga guud ahaan dalka oo dhan,waxaa la garsiiyay adeeg waxbarasho oo lacag la,aan ah.

Dib u doorashadii madaxweyne xasan 2022 dowladu waxa ay sii adkeeysay sare u qaadista waxbashada dalka waxa unaย  Madaxweynuhu Raโ€™iisul wasaraha dalka uga dhigay bare sare Xamse Cabdi oo ka mid ahaa tiirarka dib u curashada waxbarasha halka Ray’iisul wasaare Xamsena uuย  xushay wasaaradda ugu muhiimsan ee dalka bare sare Faarax Sheekh Cabdulqadir wasiirka Waxbarashada oo halbowle u ahaa tacliinta sare ee dalka.

Hayanka tayeynta waxbarashada dalka maalinba maalinka xiga waxaa laga gaarayay guulo waaweyn sida mideysan aragtida iyo siyaasada waxbarashada dalka taasna waxaa ay ku timid Hoggaaminta wanaagsan ee madaxweyne Xasan Sheekh.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–asaaraha XFS ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐ข๐Ÿ ๐’๐š๐š๐ฅ๐š๐ฑ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š

Muqdisho,(SONNA):- ย Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Caawa ka qeyb…

December 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xormeynta Madaxdii hore ee Dalka waa arrin loo baahan yahay (MAQAAL)

Waa maxay ixtiraam? Ergeyga ixtiraamย wuxuu ka yimid ereyga Laatiinka "ixtiraamโ€ macneheedu waa feejignaan, tixgelin, ama tixgelin, waxaa lagu qeexi karaa…

GudahaMaqaallada
March 9, 2023

Ra’iisul-wasaare Xamsa iyo Safarka Midnimada iyo Nabada (WARBIXIN)

Shalay oo Sabti aheyd Taariikh-duna aheyy 12/4/2025-ka waxaa magaalada laascaanood oo ah caasimada Maamulka Khaatumo state tegay Raโ€™iisul wasaaraha Jamhuuriyada…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
April 13, 2025

Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabbaaldegtay xuska 61-aad (warbixin)ย 

Muqdisho.SONNA...Wakaaladaha wararka waa heyโ€™ado u xilsaaran ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadintaย  macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho…

GudahaMaqaallada
January 5, 2025

Al-Siisi โ€œWaxaan isku raacnay inaan siinno dhammaan noocyada teegeerada Walaalaheen Soomaaliyeedโ€ (WARBIXIN)

Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Cabdifitaax Alsisi, ayaa dhawaan kulan ay ku yeesheen…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
October 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023