Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Shir ku saabsan xoojinta hay’adaha amniga iyo cadaaladda dalka oo Muqdisho lagu qabtay
    November 4, 2025
    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxa Sanduuqa shuhaddada ee dalka Ciraaq
    November 4, 2025
    Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay ciidanka Qaranka
    November 4, 2025
    SoDMA iyo Wasaaradda Maaliyadda oo Daahfuray Mashruuc lagu xoojinayo ka Jawaabidda masiibooyinka
    November 4, 2025
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay dhismaha laamiga degmada Wadajir
    November 4, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Tartanka Koobka horyaalka heerka koowaad oo ka furmay Cabudwaaq
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Tartanka Koobka horyaalka heerka koowaad oo ka furmay Cabudwaaq
Ciyaaraha

Tartanka Koobka horyaalka heerka koowaad oo ka furmay Cabudwaaq

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 25, 2023
1 Min Read
Share

Cabudwaaq. (SONNA):- Masuuliyiin ka tirsan maamulka Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka qeyb galay furitaanka tartanka koobka kooxaha horyaalka heerka koobaad ee degmadda Caabudwaaq oo shalay galab ka furmay magaalada.

Kooxaha Sister Foundation iyo kooxda Jaamacada Umadda Soomaaliyeed ee JUS ayaa lagu daahfuray tartanka koobka kooxaha horyaalka heerka koobaad ee degmadda Caabudwaaq. Ciyaartaan ayaa ku soo dhamaatay bar bardhac Sister Foundation iyo JUS 0-0.

Furitaanka tartanka ciyaareedkaan waxaa ka qeyba galay Xildhibaano ka tirsan gollaha deegaanka Caabudwaaq,maamulka ciyaaraha degmadda,taliyaha Booliiska saldhigga Caabudwaaq, guddoomiyaha Naadiga ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho,guddoomiyaha Naadiga ardayda Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug, ardeyda Jaamacadda iyo boqolaal shacabka lixda xaafaddood ee degmadda Caabudwaaq.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Shir ku saabsan xoojinta hay’adaha amniga iyo cadaaladda dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Wasiirrada Cadaaladda, Gaashaandhigga, iyo Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan…

November 4, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taageerayaasha cayaaraha kubadda cagta Brazil oo garoomada dib ugu laabanaya

Rio de Janeiro (SONNA)- Dowladda Brazil ayaa sheegtay in albaabadda loo furi doono garoomadda kubadda cagta si ay ugu so…

CiyaarahaWararka
September 23, 2020

Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Mohamed Farah Nuux, ayaa maanta kulan heer sara…

CiyaarahaSiyaasadda
May 27, 2025

Ciyaaryahan Jabriil Xasan Fariid oo loo sheegay inuu qalliin deg deg ah u baahan yahay

Muqdisho(SONNA)- Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Raadsan Jabriil Xasan Fariid ayaa dhaawac halis ah ka soo gaaray lugta bidix ee dhanka…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

RASMI: Anwar Sayid Cali (Shakunda) oo heshiiska u kordhiyey Kooxda Elman… + SAWIRRO.

Muqdisho(SONNA)-Ciyaaryahanka lagu magacaabo Anwar Sayid Cali (Shakunda) ayaa kooxdiisa Elman u saxiixay heshiis cusub oo ku sii joogi doono Kooxdiisa…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023