Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Louis Saha oo shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo Man United
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Louis Saha oo shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo Man United
CaalamkaCiyaaraha

Louis Saha oo shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo Man United

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 16, 2019
2 Min Read
Share

England(SONNA)-Laacibkii hore xulka qaranka France ee Louis Saha ayaa shaaca ka qaaday xiddiga kaliya ee awoodi kara inuu dib u soo nooleeyo awooda ciyaareed ee kooxda Manchester United.

Louis Saha ayaa aaminsan in dhigiisa reer Portogal ee Cristiano Ronaldo uu awood u leeyahay inuu dib u soo nooleeyo Manchester United, kaddib in ka badan toban sano ka tagistiisa garoonka Old Trafford.

Cristiano Ronaldo ayaa u soo ciyaaray kooxda Manchester United intii u dhaxeysay 2003 ilaa iyo 2009 wuxuuna ku hogaamiyay hanashada koobab badan, gaar ahaan Champions League iyo Club World Cup sannadkii 2008-dii, laakiin intaas kaddib Real Madrid ayuu ugu dhaqaaqay qiimo dhan 94 milyan euro.

Manchester United ayaa sannado badan waxay la dhibtooneysaa hoos u dhac ku yimid tayada kooxda, taasoo saameyn ku yeelatay natiijooyinka, waxayna xilli ciyaareedkan miiska kala sareynta Premier League kaga jiraan booska 12-aad, iyaga oo aruursaday 9 dhibcood kaliya, kaddib 8 kulan ilaa iyo haatan laga soo ciyaaray horyaalka.

Haddaba wargeyska “Daily Mail” ayaa soo xigtay wareysi uu bixiyay laacibkii hore xulka qaranka France iyo kooxda Manchester United ee Louis Saha, waxaana uu yiri:

“Waxa kaliya aan idin sheegi karo ayaa ah inaan aad u jeclahay Cristiano Ronaldo, sababtoo ah wuxuu ka ciyaaraa Juventus, wuxuu da’a ahaan ka weyn yahay waqtigii ugu horreysay ee aan horey u kulanay”.

“Muxuu hadda ka sameynayaa kubadda cagta ka ciyaaryahan ahaan? Aad ayuu u waalan yahay, jir ahaan waa mid aad u fiican, waa tusaale fiican”.

Intaas kaddib Laacibkii hore xulka qaranka France ee Louis Saha ayaa wuxuu kula taliyay kooxdiisa hore ee Manchester United inay la saxiixato Ronaldo, wuxuuna yiri:

“Balanqaadkiisa waa wax aan la rumeysan karin, sidaas darteed mar labaad inaan ku arko Manchester United waxay noqon doontaa wax aan ka badneyn riyo uun, hubaal in saameyntu ay noqon doonto mid aad u weyn, laakiin laga yaabee in goolashiisa ay yaraadaan, laakiin wuxuu noqon doonaa mid cajiib ah”.Image result for Louis Saha 2019

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ruushka oo ku biiraya dhoolatuska ciidan ee u qorsheysan Shiinaha iyo Koonfur Afrika

Markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku hubaysan hubka nooca loo yaqaan 'Hypersonic Cruise' ayaa bisha Febraayo ee soo socota…

Caalamka
January 23, 2023

Congo:  “Sassou Nguesso” oo dib loogu doortay madaxweynaha Congo

Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Congo ayaa sheegtay in Denis Sassou Nguesso dib loogu doortay madaxweynaha dalkaas doorashadii dhacday Khamiistii…

CaalamkaWararka
March 24, 2021

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dalka Kenya uga qeyb galay kulan looga hadlayey wada hadallada Nabadda ee South Sudan

Nairobi (SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada…

CaalamkaGudahaWararka
May 9, 2024

Mareykanka oo Hindya u diraya adeeg caafimaad oo lagu qiyaasay 100-milyan

Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb…

Caalamka
April 29, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023