Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-guuradii 66-aad
    February 15, 2026
    Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM
    February 15, 2026
    Wasiirka Beeraha oo booqasho ku tegay qaar ka mid ah beeraha degmada Afgooye
    February 15, 2026
    Safiirka JFS ee K/afrika oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed
    February 14, 2026
    RW ku-xigeenka Dalka oo Daah-furay shirweynaha Kaabayaasha Dhijitaalka
    February 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliska ciidanka Booliska oo soo bandhigay rag loo haysto in falal burcadnimo ay ka geysanayeen Muqdisho “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliska ciidanka Booliska oo soo bandhigay rag loo haysto in falal burcadnimo ay ka geysanayeen Muqdisho “SAWIRRO”
GudahaWararka

Taliska ciidanka Booliska oo soo bandhigay rag loo haysto in falal burcadnimo ay ka geysanayeen Muqdisho “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 30, 2021
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Taliska booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgallo burcad sifeyn ah oo ay ciidanka booliska ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir lagu soo qabtay rag gacanta kula jiray falal burcad badeednimo ah, kuwaasi oo dhac u geysanayay shacabka Muqdisho.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in howlgallo amni xaqiijin ah oo ay ciidanka booliska ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo ilaa iyo lix dhallinyaro ah oo ku eedeysan falal dhac ah oo loo geystay dad rayid ah.

“27-ka bisha June 2021 ayaa burcad wadata Mooto Bajaaj waxa ay soona tarabuun dhac ugu geysteen Muwaadin Soomaaliyeed, muwaadinka waxa uu ashtakadiisa ku soo gudbisaday Nambarka gaaban ee ay ciidanka boolisku isticmaalaan ee 991, waxaana ay ciidanka booliska oo howlgallo sameeyay ay durba gacanta ku soo dhigeen burcaddii iyo caddeymihii ay wateen”. Ayuu yiri Afhayeenka ciidanka booliska.

Afhayeenka ayaa hadalkiisa ku daray “29-ka June burcad kale ayaa waxa ay dhac ugu geysteen qof muwaadin ah Irridda Isbitaal Shaafi ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo muwaadinkii dhac loogu geystay uu ashtakadiisa ku soo gudbistay nambarka gaaban ee 991, isla markaana ay ciidanka gacanta ku soo dhigeen eedeysanihii, mooto Bajaajtii uu watay iyo caddeymihii uu qaatay, shalay labo dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolad, waxa ay dhac u geysteen Carwo lagu gado Moobeelada oo la yiraado carwo Kaah, kuwaasi oo goobta ka qaatay 19 teleefon oo 15 ka mid ah ay yihiin iPhone, iskaashi dhex maray booliska iyo shacabka, lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo mid ka mid ah eedeysana oo ahaa kii dhibanaha ku qabtay Bustooladda, halka kan kalena lagu raadjoogo oo saacadaha soo aadan gacanta lagu soo dhigi doono”.

Afhayeenka ciidanka booliska ayaa xusay in burcad maanta dhac ka geysatay maqaayada Ceynu Shamsi ee ku taala Isgoyska Al-baraka lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo, isagoo intaa ku daray in dhamaan eedeysanayaasha lagu soo qabtay falalka  burcadnimada loo gudbin doono hay’adaha garsoorka si loo marsiiyo sharciga, isla markaana muwaadiniinta hantida laga dhacay ay u soo doonaan Saldhigga laga diiwaangeliyay marka uu xakunka kiiska dhaco. 

     

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-guuradii 66-aad

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray…

February 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay barnaamij lagu xoojinayo isdhaxgalka bulshada “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray barnaamijkan Bulsho Bile oo ay…

Wararka
January 21, 2020

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo xarigga ka jaray Sheybaarka dhexe ee Xoolaha iyo xarumo kale

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha XFS…

GudahaWararka
August 20, 2024

Mashruuc sare loogu qaadayo waxbarashada carruurta oo laga hirgeliyay Gaalkacyo

Gaalkacyo-(SONNA)-Duqa koofurta degmada Gaalkacyo mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa ka daahfuray Gaalkacyo Mashruuc sare loogu qaadayo waxbarshada carruurta. Mashruucaan…

GudahaWararka
June 28, 2023

Caalamka oo xusay Maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June

Dalalka Caalamka iyo Qaramada Midoobay aya maanta u dabbaaldegay xuska maalinta Qaxootiga Dunida ee 20-ka June si kor loogu qaado…

Caalamka
June 20, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023