Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda
    May 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed
    May 13, 2026
    Wasaaradda Gaadiidka oo ka dalbaday isbedel muuqda dhammaan hay’adaha ka shaqeeya Garoonka Aadan Cadda
    May 13, 2026
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka Baahinta qorshaha Istaraatiijiyada 3-aad ee Xafiiska Difaaca xuquuqda Aadanaha  “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka Baahinta qorshaha Istaraatiijiyada 3-aad ee Xafiiska Difaaca xuquuqda Aadanaha  “SAWIRRO”
GudahaWararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka Baahinta qorshaha Istaraatiijiyada 3-aad ee Xafiiska Difaaca xuquuqda Aadanaha  “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 23, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Daah-furka baahinta qorshaha istaraatiijiyada Saddexaad ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland waxaa kaloo ka soo qaybgalay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Barlamaanka Puntland, Guddiyaha Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadana Puntland, Xubno ka tirsan Golaha Wasaaradda, Guddoomiyaha isutaga Ururada bulshada rayidka ah,Aqoonyahno iyo xeel dheerayaal dhanka xuquuqul insaanka ah wuxuuna ahaa shir u muhiim ah bahada xuquuqul insaanka Puntland.

Garyaqaan Siciid Cabdi Muumin Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland oo ka hadlayay furitaanka shirkaani ayaa tilmaamay Muhiimada iyo u jeedada Baahinta Qorshaha istaraatiijiyada Saddexaad Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Puntland Cabdacasiis Cismaan Cabdullahi ayaa dhankiisa Bogaadiyay shaqada Muhiim ka ah ee xafiiskaani iyo sida dhow ee uu la shaqeeyo hay’ada sharci dajinta Puntland.

Madaxda ururada bulshada rayidka ah ayaa dhankooda tilmaamay sida uu xafiiskaani uga qayb qaato u doodista dulmanayaasha iyo inta tabarta daran ee u baahan cadaalada.

Madaxwayne ku xigeenka Puntland axmed Cismaan Cilmi Karaash oo shirkaani daahfurayay ayaa cadeeyay shaqada adag ee xafiiskaani iyo in uu qaatay kaalintiisii u qareemida dulmanayaasha ilaalinta sharciga iyo helida cadaalad lagu wada qanacsan yahay.

Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland ayaa ah Hay’ad dowli ah kana shaqaysa u doodista xuquuqda muwaadiniinta ,Diiwaan galinta Tacadiyada dhaca iyo ka talinta arimaha sharciga ah ee tabashooyinka Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

 

                  

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Muqdisho, Soomaaliya, 13 May 2026: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dad shacab ah oo ku dhintay qarax Miino oo saaka ka dhacay Duleedka Baydhabo

Baydhabo(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu…

Wararka
July 4, 2020

Maraykanka oo dhimaya tirada ciidamada ka jooga Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-  Madaxwaynaha dalka Maraykanka ee muddo xileedkiisu sii dhamaanayo Donald.J.Trump ayaa amar ku bixiyay in qaar ka mid ah ciidamada…

GudahaWararka
December 5, 2020

Soomaaliya oo cambaaraysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaal ku yaalla Gaza

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa'iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin…

GudahaWararka
October 18, 2023

Qof naftii hallige ah oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal degmada wadajir

Muqdisho-(SONNA)-4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 14 kalana wey ku dhaawacmeen kadib markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku dhex…

GudahaWararka
January 18, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023