Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–asaaraha XFS ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐ข๐Ÿ ๐’๐š๐š๐ฅ๐š๐ฑ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š
    December 14, 2025
    Madaxweynaha JFS oo qaatay Kaarka codbixinta ee Doorashada Golaha Deegaanka
    December 13, 2025
    Arday aan gelin Imtixaanka Dowladda ee 2015 -2016 oo loo ogolaaday in la siiyo Shahaaddada
    December 13, 2025
    RW Xamsa Cabdi Barre oo Wasiirro cusub magacaabay
    December 13, 2025
    Wasiirka Difaaca XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Capt. Antonino Mazzocca
    December 13, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Caalamka oo looga dabaaldagay xuska 5-ta June ee maalinta degaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Caalamka oo looga dabaaldagay xuska 5-ta June ee maalinta degaanka
GudahaMaqaalladaWararkaWargayska

Caalamka oo looga dabaaldagay xuska 5-ta June ee maalinta degaanka

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 5, 2021
5 Min Read
Share

Maanta oo kale Shanta bisha June ayaa waxaa caalamka laga xusaa maalinta degaanka Adduunka (World Environment day), iyadoo dal waliba uu ka hadlo dhibaatooyinka soo food-saaray degaankiisa iyo horumarrada laga gaaray.

Degaanka oo ka ballaaran inta aynu naqaan ama ay dhaayuhu arkaan ayaa ah amhiyadda ugu weyn ee aadmiga iyo noolaha kale, maaddaama aysan laโ€™aantii nololiba jirteen.

Waxaana sidaa daraaddeed xil weyn iska saaray ilaalintiisa iyo ka warqabkiisa Aadanaha koonka ku dul nool, isagoo gudanaya waajibaadka uu Rabbi ka saaray ee ah inuu dadku ka yahay Khalliif ama hoggaamiye Adduunka, waxaanay iyagoo taa ka duulaya qabtaan waddamada caalamka kulamo looga hadlayo degaanka iyo isbeddelka cimillada.

Haddaba iyadoo diiradda la saarayo muhiimadda uu degaanku u leeyahay Aadmigu ayay Qaramada midoobay markii ugu horreeysay 5-dii June 1972 ku qabatay shir ay ugu magacdartay (United Nations Conference on Human Environment) magaalada Stockholm ee dalka Sweden, waloow aysan kulankaasi ka qeyb galin waddamada dunida saddexaad oo aan u arkayn xilligaasi inuu muhiimad u leeyahay iyaga.

Inkastoo 1972-kii kadib ay magac bixinta maalinta degaanka Adduunka soo martay marxalado kala duwan ayaa mar kale waxa ay QM shir kale ku qabatay magaalada Rio de janeiro ee dalka Brazil bishii June 1992-kii, kulankaas oo ahaa kii ugu ballaarnaa oo looga hadlo arrimaha degaanka waxaa ka qeyb galay 178 hoggaamiye dowladeed iyo hayโ€™ado caalami ah.

Sanadkaas waxa uu ka mid ahaa waayaha madoow ee soo maray dalkeenna Soomaaliya, sababtoo ah ma jirin cid matasha oo shirkaasi ugu qeyb gashay iyo cid kusoo hadal qaadda marxaladaha ay ku sugnaayeen degaannada kala duwan ee Soomaaliya iyo waxa ka jiray.

QM waxay shirkaas ay Soomaaliya bannaanka ka ahayd kasoo saartay ajende ay ugu magic dartay Agendaha 21, oo ah xeer illaa iyo maanta looga dhaqmo dunida marka laga hadlayo arrimaha degaanka, kaas oo ah mid loogu talagalay in Qarnigan 21-aad lagu dhowro laguna horumariyo degaanka dunida, halka Soomaaliyana ay ahayd mid cagaha lasii galaysay dagaallo sokeeye .

Degaannada Soomaaliya ayaa wixii ka horreeyay burburkii dowladdii dhexe 1991-kii waxay ahaayeen meelaha dunida loogu jecel yahay bad iyo berriba, waxay lahayd hawo macaan oo nadiif ah, cimillo deggen oo dhex-dhexaad ah, dhul barwaaqo ah oo ku habboon beerashada iyo dalxiiska, Ugaar kala duwan, dhir kala jaad ah, xeeb aad u dheer, waxay sidoo kale ahayd meel ay ku kulmaan laba bad oo ay ka buuxaan kheyraad fara badan.

Burburkii ka dib Soomaaliya waxaa degaannadeenna bad iyo Berriba lasoo gudboonaatay ayaan darradii ugu weynayd oo ay ka mid ahaayeen Dowlad laโ€™aan, daryeel laโ€™aan iyo dayac u nugleeyay inay nacab waliba u noqdaan baylah.

Nasiib darro, ย marxaladihii adkaa ee ay bulshadu gashay awgeed waxaa dalka ka billowday kooxo kala duwan oo ka ganacsada Dhuxusha, kuwaas oo qaarkood abaabulan haystana awoodo ciidan una dhoofiya qaar ka mid ah waddamada Khaliijka.

Xaalufka ku yimid dhirta iyo keymihii waaweynaa awgeed waxaa dalka ka dhacay roob yaraan badan oo sabab u noqday abaaro soo laalaabtay, kuwaas oo galaaftay nolosha dad iyo duunyo badan, dhaliyayna qax iyo barakac, taas oo muddo kooban gudaheed ku beddeshay muuqaalkii quruxda badnaa ee degaannadeenna.

Duurjoog badan oo ay Soomaaliya caan ku ahayd ayaa dalka ka hayaamay, iyadoo qaar badan oo ka mid ihi gashay waddama deriska, halka in badan oo ka mid ahna loo manaafacaadsado si xad ka bax ah maaddama aysan jirin dowlad il gaar ah ku eegta iyo hayโ€™ado iska xil saara ilaalintooda.

Soddonkii sano ee lasoo dhaafay waxaa sidoo kale ka billowday badaha Soomaaliya kooxo abaabulan oo wata Maraakiib waawyn, kuwaas oo qashinka kasoo hara waxyaabaha ay Wershadahooda farsameeyaan ku daadiya Xeebaheenna, iyagoo sidoo kale jiriif baโ€™an ka geysta biyaheenna kana gurta Kalluunka qaaliga ah, Ugxantiisa iyo Macdanno kale.

Inkastoo dowladda FS aysan lahayn awood ay ku daboosho baahiyaha ku gedaaman hanashada iyo ka warqabka degaanka, sida ilaalinta dhirta iyo duur-joogta, ka hortagga xaalufka iyo la tacaalidda abaaraha, haddana dedaal badan ayay ugu jirtaa soo celinta awooddii dowladnimo iyo waxyaabihii bud-dhigga u ahaa degaan dhowrka.

Hayโ€™adaha iyo xeel dheerayaasha kale ee ku taqasusay degaanka iyo wax ka qabashadiisa sheegeen in hanashada degaanka ay gundhig u tahay dowlad xoog leh oo ay u idil yihiin imkaaniyaadkii u fududeyn lahaa wax ka qabashada degaanka dalkeenna.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–asaaraha XFS ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ซ๐š๐ฑ๐š ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐ข๐Ÿ ๐’๐š๐š๐ฅ๐š๐ฑ ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐”๐ฆ๐ฆ๐š๐๐๐š

Muqdisho,(SONNA):- ย Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Caawa ka qeyb…

December 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Waxbarashada oo maanta soo gabagabeeyneysa Imtixaanaadka macalimiinta ee gobollada Mudug iyo Sh/Dhexe

Imtixaanadan laga qaadayo dhamaan macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada gobolka Shabeellaha Dhexe islamarkaana ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo…

Wararka
January 1, 2020

Guddoomiyaha golaha shacabka oo u hambalyeeyey guddoomiyaha cusub Baarlamanka Jabuuti

Guddoomiyaha golaha dhacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti…

CaalamkaGudahaWararka
March 6, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay…

GudahaWararka
February 27, 2024

Wasiir Daaโ€™uud oo ka hadlay Guusha Soomaaliya ay ka gaartay ku biirista EAC

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa'uud Aways Jaamac oo la hadlay warbaahnta Qaranka ayaa hadlay…

CaalamkaGudahaWararka
November 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023