Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qaybgalay munaasabadda xiritaanka shirka Golaha wada-tashiga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabogabeeyey
Guddoomiyaha oo shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka khudbad ka jeediyay ayaa bogaadiyay mira-dhalka shirka iyo kaalintii isu tanaasul oo ay mujiyeen madaxdii shirka.