Addis Ababa (SONNA) Iskuulada ku yaala Ismaaulka Oromada dalka Itoobiya ayaa manhajkooda Waxbarashada ku kordhiyay barashada Af-Soomaaliga .
Madaxda Waxbarashada Gobalka ayaa sheegay in arrintan ay qeyb ka tahay dadaallo lagu doonayo in dhallinta mustaqbalka Itoobiya ay noqdaan kuwo luuqado badan ku hadlo.
Iskuulada Gobalka Oromia ee dalka Itoobiya ayaa waxaa horay loogu baran jiray luuqadaha Amxaariga iyo Ingiriiska
Ardayda ayaa xulan doona luuqadda u noqoneysa midda ugu weyn oo ay baranayaan.