Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka
    November 8, 2025
    RW Ku-xigeenka “Maalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.”
    November 8, 2025
    Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka
    November 8, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo WFP kala hadlay Isuduwidda Howlaha Gargaarka
    November 8, 2025
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qaybgalay shirka Wasiirrada dalxiiska Qaaradda Afrika
    November 8, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif “SAWIRRO”
Wararka

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 19, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxayna ka wada hadleen xal u helida fatahaadaha kusoo noq noqday gobolka Hiiraan.

Dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ay ka wado Gobolka Hiiraan gaar ahaan Mashruuca ka hortagga fatahaadaha iyo sidii loo xakamayn lahaa masiibadaas soo noqnoqotay, ayaa saldhig u ahaa kulanka dhex maray Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Wasiirka  Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo kulanka kadib Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa Ugaaska uga mahadceliyay booqashada uu ku yimid xarunta Wasaaradda, wuxuuna dhinaca kale xusay in Wasaaradda ay ku howlantahay xal u helidda fatahaadaha iyo xakameynta Ayaxa.

“Ugaaska iyo xubno la socday ayaan ku soo dhaweynay Wasaaradda, runtii waan uga mahadcelinayaa Ugaaska sida uu noogu soo booqday xarunta Wasaaradda, waxaan warbixin ka siinay mashaariicda Wasaaradda Beeraha ee ka socda Hirshabeelle guud ahaan gaar ahaan Gobolka Hiiraan oo ay ugu muhiimsantahay hakinta fatahaadaha soo noq noqday ee Gobolka, si gaar ah mashruuca ay isla fulin doonaan Wasaaradda Beeraha, Hirshabeelle iyo FAO oo ah xakameynta fatahaadaha oo ay maal gelineyso dowladda Talyaaniga, Ugaaskana aad ayuu u soo dhaweeyay, wuxuuna naga codsaday in mashaariicda ay si sax ah ku fulaan, lana soo afjari lahaa aafooyinka fatahaadaha” ayuu yiri Wasiirka Beeraha oo hadalkiisa ku daray in Ugaaska uu ka mahadceliyay dadaallada Wasaaradda Beeraha ay ugu jirto xakameynta fatahaadda webiga Shabeelle.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Warshad soo saarta Biraha Shubka

Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya ahmiyadda ay leedahay…

November 8, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Israel oo dib u bilowday duullaanka xagga cirka ah ee ay kawadaan Gaza

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay dib u billaabeen weerarada xagga cirka ee Qaza kaddib markii la tilmaamay in ay…

Caalamka
December 1, 2023

Taliye Xigeenka Xoogga Dalka oo la kulmay Waxgaradka degaanka Xaaji Cali

Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto Maxamed Cali Bariise ayaa Booqday Fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay ku…

Wararka
December 17, 2019

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha

Muqdisho, (SONNA): Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kulan la qaatay Guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka…

GudahaWararka
December 26, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogta aha ee golaha Shacabka

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn,…

GudahaWararka
May 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023