Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026
    March 11, 2026
    Ciidanka Xoogga Dalka oo Xoreeyay Xawaadley
    March 11, 2026
    Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay Sida ay uga Go’an Tahay Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha
    March 11, 2026
    Wasiirka Qoyska iyo Wafdi ay hoggaamineyso oo New York uga qeybgalay kulan muhiim ah
    March 11, 2026
    Degmada Hodan oo u gudubtay wareegga 3-aad ee  Tartan cilmiyeedka Ramadaan
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq
Wararka

Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 17, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Kulan uu soo qaban qaabiyay  Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo looga hadlayay horumarinta Jaamacadda si loo kabo baahiyaha jira ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dawlad Goboleedka Galmudug, waxaana sidoo kale kulanka qayb ka ahaa waalidiin, Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Ganacsato iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Agaasimaha Jaamacadda Umadda faraceeda Galmudug Maxamuud Dirir ayaa sheegay inay jirto baahi loo qabo helidda fasalo cusub, si sanad tacliimeedka soo socda  ay awood u yeelato Jamacaddu qaadashada arday cusub, waxaana hadda si isxilqaan ah loo wadaa  dhismaha Maktabadda Jaamacadda.

Agaasime Maxamuud ayaa Maamulka Galmudug iyo Dawlada Federaalka waxaa uu la wadaagay baahiyaha ka haysta dhinaca horumrainta, isagoo u mahadceliyay shacabka degaanka oo is xilqaan ku dhisay Jaamacdda.

Qaar kamid ah Ardayda iyo waalidiinta ay ilmahooda ku waxbartaan Jaamacadda iyo ka qayb galayaashii kulanka ayaa dhankooda xusay waxtarka iyo ahmiyadda ay u leedahay Jaamacadda deegaanka.

Madaxa Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Caabudwaaq Muuse Maxamed Axmed Muuse Inji iyo Xildhibaan Fardawsa Yuusuf Ciid oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada Horumarinta Dhismaha Jaamacadda

Gaba gabadii ayaa Wasiirka Wasaradda Gargaarka iyo Masiibooyinka Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye (Makaawi) waxa uu  xoojiyay baaqa ay ku dalbanayaan maamulka Jaamacadda in lagu siiyo gacan Horumarinta lagu sameynayo Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026

Muqdisho- SONNA- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula wadaagtay dadweynaha…

March 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Waaran soo qabasho ah u jartay Axmed Madoobe

Muqdisho (SONNA): Maxkamadda gobolka Banaadir oo waaran soo qabasho ah u jartay eedeysane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

CaalamkaGudaha
November 27, 2024

Golaha Ammaanka ee QM oo shaaciyay in horumar laga gaaray dagaalka ka dhanka Khawaarijta

Muqdisho.(SONNA):- Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Kiki Gbeho oo ka hadashay kulanka golaha ammaanka…

GudahaWararka
February 22, 2023

Wasaaradda qorsheynta XFS oo fartay hey’adaha gargaarka ee mashaariicda ka fuliya dalka inay si buuxda ugu soo wada guuran

MUQDISHO-(SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  ee Xukuumadda federaalka ayaa ayaa fartay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka…

GudahaWararka
January 30, 2023

Madax ka tirsan dowladda oo ka qabgalay Xuska 75-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Shiinaha

Muqdisho (SONNA):Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), guddoomiyaha maxkamadda sare Baashe Yuusuf, Ku simaha Ra’iisal wasaaraha ahna…

GudahaWararka
September 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023