Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Danab oo hawlgal ka fuliyey Shabeelaha dhexe
    May 13, 2026
    Danjiraha cusub ee Jabuuti oo si meeqaam sare leh Muqdisho loogu soo dhoweeyey
    May 13, 2026
    Danab oo horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ku khaarajisay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
    May 13, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda
    May 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: In ka badan Saddex bilood oo aan laga badin… Taxane cajiibka ah uu Zidane ka sameeyay Real Madrid
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > In ka badan Saddex bilood oo aan laga badin… Taxane cajiibka ah uu Zidane ka sameeyay Real Madrid
Ciyaaraha

In ka badan Saddex bilood oo aan laga badin… Taxane cajiibka ah uu Zidane ka sameeyay Real Madrid

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Madrid(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa halkeeda ka sii waday taxanaheeda guuldarro la’aanta ah iyadoo uu hoggaaminayo macalinka reer France ee Zinedine Zidane.

Real Madrid ayaa xalay guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Sevilla garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 20-aad ee horyaalka La Liga dalka Spain.

Los Blancos ayaa hadda kali ku noqotay hoggaaminta horyaalka La Liga ee dalka Spain, waxayna Barcelona ka sareysaa saddex dhibcood, kahor kulanka ay caawa Barca ku soo dhaweyn doonto kooxda Granada garoonka Camp Nou.

Haddaba wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa wuxuu xaqiijiyay in Real Madrid aysan wax guuldarro ah la kulmin 91 maalmood ee lasoo dhaafay, gaar ahaan tan iyo 19-ka bishii Oktoobar 2019, kaddib guuldarradii kaga soo gaartay Real Mallorca horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Tan iyo xilligaas Real Madrid lagama badinin 17-kii kulan ugu dambeeyey oo ay ka ciyaartay dhamaan tartamada kala duwan.

Kaddib guuldarradii Real Mallorca ee La Liga, Real Madrid waxay ciyaartay 11 kulan ee horyaalka ah, waxay guul gaartay 7 kulan, waxay bar-bardhac gashay 4 kulan kale, iyadoo ka soo gudubtay kulamo adag oo ay ku soo ciyaartay banaanka sida Valencia oo ay kula soo ciyaartay garoonka Mestalla, iyo Barcelona oo ay ku booqatay Camp Nou.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Danab oo hawlgal ka fuliyey Shabeelaha dhexe

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raul Gonzalez oo dib u xasuustay goolkii uu ku aamusiyay taageerayaasha garoonka Camp Nou

Madrid (SONNA)-Labaatan sanno ayaa laga joogaa xasuusta dabaaldegii caanka ahaa halyeeyga kooxda Real Madrid ee Raul Gonzalez, kaddib goolkii uu…

Ciyaaraha
October 13, 2019

Horseed vs M.C.C… (Final-ka Tartanka General Daa’uud oo maanta ka dhacaya Muqdisho)

Muqdisho(SONNA)-  Garoonka Eng Yariisow Stadium ayaa galabta wuxuu marti soori doona ciyaarta kama dambeysta dhacdada final-ka koobka General Daa’uud ee…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Cumar Axmed Maxamed oo loo magacaabay Macalinka xulka 18 jirada ee Qarankeena

Cumar Axmed Maxamed oo ku magac dheer macalin  "Jabshe" ayaa loo magacaabay tababaraha xulka Soomaaliya ee dhallinyarada 18 jirada, kaddib…

Ciyaaraha
October 5, 2023

Xiriirka kubbadda Cagta oo qalab nuucyo kala duwan ah ugu deeqay ururka kubbadda Cagta gobalka ee Banaadir

  Muqdisho(SONNA):-Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa si casri ah u qalabeeyay xafiiska cusub ee ururka kubbadda Cagta gobalka Banaadir…

CiyaarahaWararka
May 6, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023