Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Ganacsiga XFS oo safar shaqo ku tegay magaalada Laascaanood
    July 6, 2025
    Dhismaha wasaaradda caafimaadka Koofur Galbeed oo xariga laga jaray
    July 6, 2025
    Wasiirka Warfaafinta oo Furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Maareynta Khataraha Isticmaalka Khaldan ee Warbaahinta Bulshada
    July 6, 2025
    Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Magacaawday xubnaha guddiga farsamo ee dhameystirka Maamulka SSC-Khaatumo
    July 6, 2025
    Guddiga Qaban-qaabada Todobaadka Xorriyadda oo qabtay xaflad lagu abaal-marinayo xubnihii ka qeyb qaatay dabaal-degyada
    July 6, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Raul Gonzalez oo dib u xasuustay goolkii uu ku aamusiyay taageerayaasha garoonka Camp Nou
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Raul Gonzalez oo dib u xasuustay goolkii uu ku aamusiyay taageerayaasha garoonka Camp Nou
Ciyaaraha

Raul Gonzalez oo dib u xasuustay goolkii uu ku aamusiyay taageerayaasha garoonka Camp Nou

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 13, 2019
2 Min Read
Share

Madrid (SONNA)-Labaatan sanno ayaa laga joogaa xasuusta dabaaldegii caanka ahaa halyeeyga kooxda Real Madrid ee Raul Gonzalez, kaddib goolkii uu kaga dhaliyay Barcelona garoonka Camp Nou.

Bishii Oktoobar 13-keeda 1999-kii, Raul Gonzalez ayaa gool dhimasho ah ka dhaliyay Barcelona daqiiqaddii 85-aad ee dheesha, xilli Barca ay ciyaarta ku hogaamineysay 2-1, kahor inta aan goolkan la dhalinin.

Raul Gonzalez ayaa sameeyay dabaaldeg cajiib ah, isaga oo fartiisa saaray afka, taasoo uu kula jeeday inuu aamusiyo taageerayaashii kooxda Barcelona ee ku sugnaa garoonka Camp Nou, waxaana lagu tiriyaa inuu ka mid yahay dabaaldegyadii ugu caansanaa taariikhda ee kulamada El-clasico.

Haddaba Raul oo dib u xasuustay goolkan ayaa wuxuu yiri:

“Dabaaldegan waxaa keenay duruufo gaar ee xilligaas iyo ciyaarta ah, way cadahay in muuqaalka dabaaldega la duubay taariikh ahaan, laakiin xiriirka aan la lahaa ciyaartoyda Barcelona, taageerayaashooda iyo kooxda wuxuu ahaa mid ixtiraam weyn uu ka buuxo”.

“Si kastaba ha noqotee, waxaa jiray waxyaabo aniga igu kalifay inaan ku sameeyo garoonka dhexdiisa, xiisad ayaa jirtay, goolka wuxuu noqday wax laga soo tagay, waxaana uga tagayaa sheeko ahaan si looga sheekeeyo”.

Si kastaba ha noqotee, Raul Gonzalez ayaa ah gooldhaliyaha labaad kooxda Real Madrid ee ugu goolasha badan wuxuuna dhliyay 323 gool, waxaa kaliya kaga badan Cristiano Ronaldo, kaasoo dhaliyay 450 gool, muddo 9 sano uu ku qaatay garoonka Santiago Bernabeu.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Ganacsiga XFS oo safar shaqo ku tegay magaalada Laascaanood

Muqdisho,( SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa…

July 6, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qatar oo ku guuleysatay koobka Asian Cup 2023 kuna garaacday 3-1 Jordan finalka.

Xulka Qatar ayaa markii 2-aad oo xiriir ah ku guuleystay koobka Qarammada Qaarada Aasiya kaddib markii ay 3-1 kaga adkaadeen…

CiyaarahaGudaha
February 11, 2024

Duqa Muqdisho “Dib u kabashada Caasimadda ee dhanka amniga iyo kaabeyaasha dhaqaalaha waxay rajo gelinaysaa dhallinyaradeenna”+Sawirro

  Muqdisho-(SONNA)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo soo xiray horyaalka Degmooyinka Gobolka Banaadir…

CiyaarahaWararka
December 6, 2019

Kulankii galabta dhexmari lahaa Kooxaha Elman iyo Horseed ee General Daa’uud oo baaqday… (Maxay tahay sababtu?)

Muqdisho(SONNA)-Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici lahaa garoonka Eng Yariisoow Stadium ee dhaca Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, ciyaartaasoo…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Kooxda Real Madrid oo u dhaqaaqeysa daafac ka tirsan Paris Saint-Germain… (Meeqa milyan oo gini ayay ku doonaysaa?)

Madrid (SONNA)- Macallinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu u dhaqaaqo soo xero…

CaalamkaCiyaaraha
October 17, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023