Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Danab oo horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ku khaarajisay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe
    May 13, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda
    May 13, 2026
    Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed
    May 13, 2026
    Wasaaradda Gaadiidka oo ka dalbaday isbedel muuqda dhammaan hay’adaha ka shaqeeya Garoonka Aadan Cadda
    May 13, 2026
    Taliye Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo
    May 13, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay dhaawaca Marcus Rashford.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay dhaawaca Marcus Rashford.
Ciyaaraha

Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo ka hadlay dhaawaca Marcus Rashford.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Manchester(SONNA)-Weeraryahanka Manchester United iyo Xulka England ee Marcus Rashford ayaa wajahaya ugu yaraan lix isbuuc garoomada ka maqnaan doono kaddib markii uu dhaawac ka soo gaaray dhabarka kulankii ay kooxdiisa 1-0 kaga badiyeen Wolves lugtii labaad ee tartanka FA Cup-ka.

22-sano jirkan ayaa dhaawacan soo gaaray kaddib markii lagu saaray badal qeybtii labaad ee kulankii qeybta ka ahaa tartanka faca weyn ee FA Cup-ka oo ay 1-0 kaga badiyeen Wolves, waxaana xusid mudan inuu kulankaas badal ku soo galay.

Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa u sheegay Sky Sports kaddib guuldarradii 2-0 ee xalay ka soo gaartay Liverpool: “Waxaa isaga soo gaaray dhaawac xun, waana wax walaac innagu abuuraya.”

“dhibaatada waxa ay dhacday kulankii aan wajahaynay kooxda Wolverhampton mana’ahan wax horay u dhacay, waxaan eegeynaa haddii Marcus Rashford uu garoommada ka maqnaanayo muddo, ma soo laaban doono maalmaha soo socda, ma ihi dhaqtar, sidaas darteed si sax ah uma aqaano, laakiin waxaan eegaynaa si ay xaladdiisa noqon doonto isbuucyadda soo aaddan.”

“Dhaawacyo badan ayaa harreeyay ciyaartoydeenna ugu muhiimsan xilli ciyaareedkan, waa uun nasiib darro aan ku jirno, waqtigan daaqadda iibka waa ay furan tahay, waana laga yaabaa inaan waqtiga oo gaaban la imaanno mashruuc kale sida ugu dhaqsiyaha badan.” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay Tababaraha Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo la hadlay Sky Sports.

Si kastaba Weeraryahanka Manchester United iyo Xulka England ee Marcus Rashford ayaa wajahaya xaalad adag  iyo dhibaato dhaawac oo uu kaga maqnaan doono kooxdiisa tiro lagu qiyaasayo 3 bilood kaddib dhaawacyo kala duwan oo ka soo kala gaaray dhabarka iyo canowga, inkastoo aan la ogeyn xilliga saxda ah ee uu kooxda dib ugu soo laabanayo tiyoo ay jiro inuu seegay ciyaartii xalay ay kooxdiisa khasaarada 2-0 kala kulmeen hoggaamiyaasha horyaalka ee Liverpool.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Danab oo horjooge iyo maleeshiyaad Khawaarij ah ku khaarajisay howlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ka qayb galay shir looga hadlayo dhowrsanaanta ciyaartoyada

Sucuudi Carabiya (SONNA)-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya…

CiyaarahaGudahaWararka
February 23, 2023

In ka badan Saddex bilood oo aan laga badin… Taxane cajiibka ah uu Zidane ka sameeyay Real Madrid

Madrid(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa halkeeda ka sii waday taxanaheeda guuldarro la’aanta ah iyadoo uu hoggaaminayo macalinka reer France…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala

Nairobi,(SONNA):-Kooxda kubadda cagta Dekadaha FC oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka CAF ayaa la cayaartay kooxda Alzamala Sports Club oo ka…

Ciyaaraha
September 21, 2025

Infantino iyo Wenger oo ammaanay horumarka kubadda cagta Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Guddooomiyaha xiriirka kubbadda cagta soomaaliyeed mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa la kulmay madaxweynaha kubbadda Cagta aduunka Gianni Infantino iyo Arsen…

Ciyaaraha
February 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023