Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga qaban qaabada toddobaadka xorriyadda oo kulmay
    June 7, 2026
    Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka JFS oo booqasho shaqo ku jooga Shiinaha
    June 7, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo Furay Aqoon isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta Dunida ee UNESCO
    June 7, 2026
    Danjiraha JFS ee Sacuudiga oo la kulmay Xoghahaya Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka
    June 7, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda
    June 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐š๐š๐ง๐›๐š๐ฑ๐š ๐œ๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Š๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฃ๐ญ๐š.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐š๐š๐ง๐›๐š๐ฑ๐š ๐œ๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Š๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฃ๐ญ๐š.
GudahaWararka

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐š๐š๐ง๐›๐š๐ฑ๐š ๐œ๐ข๐ซ๐ข๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Š๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฃ๐ญ๐š.

By Abdulkadir
Last updated: August 5, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho SONNA:-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden oo hogaaminaya Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo guud ahaan bahda Caafimaadka ayaa maanta ka qeyb galey Banaanbax ballaaran oo ciwaankiisu ahaa โ€œOlolaha ciribtirka Khawarijta iyo naqdinta ficiladooda gurracan oo lagu qabtey Muqdisho.

Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda oo isugu jira xildhibaano, wasiirro, Agaasimayaal oo uu ka mid yahay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeyb galay banaanbaxaasi lagu muujinayey sida Shacabka Soomaaliyeed ugu go’antahay in dowladdooda kala qeyb qaataan ciribtirka Khawaarijta.

Wasiirka ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey in si dhab ah ay uga qeyb qaataan cirribtirka arxan laawayaasha caadeystey daadinta dhiigga Umadda Soomaaliyeed oo ay ugu dambeysey weerarkii bahalnimada ahaa ee habeenkii jimcaha lagu qaadey dad masaakiin ah oo ku caweynayey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga qaban qaabada toddobaadka xorriyadda oo kulmay

Mqudisho,(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka warbixiyay…

June 7, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo shirguddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub

Muqdisho(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya…

GudahaWararka
October 11, 2023

Mareykanka iyo Itoobiya oo ka wadahadlayย  hagaajinta xiriirka labada dal

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Dalka Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya, iyadoo labada…

Caalamka
March 15, 2023

Xubannimada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo si rasmi ah u bilaabtay

Muqdisho, (SONNA): Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 54 Sano ka dib, iyadoo…

GudahaWararka
January 2, 2025

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal Amni xaqiijin ah ka sameeyey Deegaanada hoos yimaada degmada Ruun-nirgood

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa degmada Ruun-nirgood iyo degaanka hiloowle-Gaab ee gobolka Shabeellaha dhexe ka sameeyay howlgal lagu xaqiijinayo Amniga…

GudahaWararka
August 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023