Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”
Wararka

Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 12, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-

Wafdi uu hogaaminayo Xeer ilaaliyah Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay, waxaana garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweyay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Guddomiyaha Maxkamadda  Sare Ee Dowlad Goboleedka KGS Mudane Axmed Cali Muuse.

Soodhaweyn ka dib waxaaa loo soo galbiyay Xaruunta Madaxtooyada Koonfur galbeed Halkaasi oo ay kullan kula qaateen Guddoomiyaha Baarlamanka KG Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye , iyagoona ay iska xog wareysteen Xaaladda dalka iyo ujeedka Maanta Baydhabo u gaareen.

Dhanka Kale wafdiga Xeer Ilaaliyah Qaranka ayaa Waxaa ay Booqdeen Xaruunta Maxkamada Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Waxana halkaasi ku soo dhaweyay Shaqaalaha Maxkamadda iyo Madaxdooda Kala Duwan.

Sido kale Xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa waxa uu kormeeray Xabsiga Dhexe ee magaalada Baydhabo, isagoo Xaaladda Xabsiga iyo Maxaabiista Ku jirta warbixin ka siiyay Taliyaha Ciidanka Asluubta KGS.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Cali Muuse ayaa Baydhabo Ku soo dhaweyay Wafdi Uu Hogaaminaayo Xeer Ilaaliyaha qaranka .

Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ka warbixiyay ujeedada ay u soo gaareen Magaalada Baydhabo, isagoona sheegey in uu u yimid sidii ugu kuurgali lahaa qaabka uu u shaqeeyo Xabsigga iyo Garsoorka KGS.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay xubno looga shakiyay argagixiso

Boosaaso.(SONNA)...Ciidamada Puntiland ayaa howlgallo gaar ah oo lagu bartilmaameedsanaayo kooxo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin argagixisada Al-shabaab iyo…

Wararka
March 17, 2020

Kulan sare oo ku saabsan maamul wanaagga iyo amniga oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay kulanka dib-u-eegista hannaanka dowladnimada iyo maamul-wanaagga ee…

GudahaWararka
April 28, 2026

Wasiirka Arrimaha gudaha oo furay kulan muhiim ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta shir guddoomiyay Kulan Wadareedka Farsamo…

GudahaWararka
July 5, 2023

Danjire Cawaalle Kullane oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 74-aad ee Jamhuuriyadda shacbiga Shiinaha

Beijing,(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, oo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka ayaa fursad u helay…

GudahaWararka
September 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023