Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Doorashada Guddoonka Guddiga xuquuqul Insaanka oo soo dhamaatay Guddoon cusub na dooratay
    February 4, 2026
    Ra’iisul wasaaraha XFS oo ka qayb galay munaasabada xilwareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga
    February 4, 2026
    Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka
    February 4, 2026
    Doorashada Guddoonka iyo xoghayaha Guddiga xuquuqul Insaanka oo Muqdisho ka socota
    February 4, 2026
    Taliyaha Ciidanka Booliiska oo tababar u furay cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska
    February 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la yeeshay madaxa howlgal midowga yurub ee tayeynta Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la yeeshay madaxa howlgal midowga yurub ee tayeynta Soomaaliya
GudahaWararka

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la yeeshay madaxa howlgal midowga yurub ee tayeynta Soomaaliya

By Bile
Last updated: December 16, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa Xafiiskiisa kulan ku qaatay wafti uu hoggaaminayo Madaxa Howlgalka Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya ee EUCAP Somalia Mudane Kauko Aaltomaa.

Kullanka ayaa looga hadlay xoojin xariirka Wasaaradda iyo EUCAPSOM, daradargelinta shaqooyinka hortabintaleh ee ka turjumaya baahiyaha dalka ee dhinaca Kalluumeysiga, In la sameeyo xog wadaag si loola dagaallamo Kalluumeysiga Sharci darrada ah, iyo dajinta siyaado wax ku ool u ah kalluumeysiga.

Madaxda Howlgalka Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya ee EUCAPSomalia Mudane Kauko Aaltomaa ayaa wasiirka wasaaradda warbixin ka siiyey shaqooyinka muhiimka ah ee ka qeybteen tayeynta farsamooyinka la xiira Kalluumeysiga isaga oo sheegay in diyaar u yihiin ayna soo dhaweynayaan in ay wada shaqeyn toos ah la yeeshan wasaaradda.

Wasiir wasaaradda Mudane Axmed Xassan Aadanย  ayaa sheegay in ay wasaaradda mudnaan gaar ah siineyso horumarinta Kalluumeysiga iyo ka faaโ€™iideysiga Kheyraadka badda si dalkeennu u gaaro horumar iyo isku filnaansho dhaqaale oo waara sidaa darteed ay lagama maarmaan tahay in la joogteeyo mashaariicda horumarineed ee la xiriira dhinacyadaas.

TAGGED:Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo kulan la yeeshay madaxa howlgal midowga yurub ee tayeynta Soomaaliya
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Doorashada Guddoonka Guddiga xuquuqul Insaanka oo soo dhamaatay Guddoon cusub na dooratay

Muqdisho(SONNA(:-Waxaa soo dhamaatay doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya…

February 4, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamada Puntland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaalaysanayeen argagixisada Daacish

Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka…

GudahaWararka
March 30, 2023

Xukuumadda oo beenisay warbixinta QM ee ku lug lahaanshaha ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya

Muqdisho...(SONNA)...Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa…

GudahaWararka
June 10, 2021

Galmudug: Shaacinta qabashada 21 Kursi ee doorashada golaha shacabka ee JFS.

SONNA (DHUUSAMAREEB)- Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer maamul-goboleed ee Galmudug ayaa lagu shaaciyay qabashada kuraastii ugu badneyd ee…

GudahaWararka
January 15, 2022

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixiyey Shirka Banginka Adduunka & IMF ee lagu soo gabagabeeyey dalka Morocco

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa ka warbixiyey shirka Agaasimaha Guud ee Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF,…

GudahaWararka
October 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023