Abdiwali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiiradda dalalka Uganda iyo Itoobiya ee S...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirka dowladda Uganda ee Soomaaliya iyo Safiir...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay guddiga guddiga abaaraha

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga abaraaha, waxaana kulanka looga hadlay xaaladda ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay dib u habeyn dhaqaa...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay kulan wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga adduunka ay ka yeesheen qo...

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad gob...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka. Madaxwe...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta ee ...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federraalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay  safiirka ...

Gudoomiyaha Golaha Shacab oo cambaareeyay weerarkii maanta ee ka dhacay bar koon...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa cambaareyay weerarkii maanta ka dha...

Hadal jeedinta maalina koowaad ee Musharaxiinta Madaxweynaha 10aad JFS oo la soo...

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa maanta Xarunta Teedhada Afisyooni ka qabsoontay hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ...

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta halkaas tababar ugu soo xiray cutubyo ...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka guddoomiyay shir looga hadlayay amniga doorashada

Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga ...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golah...

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BFS Sacdiyo Yaasi...

Guddiga doorashada madaxweynaha oo soo gaba-gabeeyay diiwaangalinta murashaxiint...

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga isku dhafka ah ee Labada Gole Baarlamaanka 11-aad JFS u qaabilsan Doorashada Madaxweynaha 10-aad ayaa soo gabogabeeyay diiwaangalinta musharixiinta u tarta...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray teendhada Afisyooni

Muqdisho-(sonna)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah  ku tagay t...