Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo kulan la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowlad goboleedyada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo kulan la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowlad goboleedyada
GudahaWararka

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo kulan la yeeshay wasiirada Dastuurka ee dowlad goboleedyada

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 12, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kulan mirodhal ah la yeeshay Wasiirada Dastuurka Dowlad Goboleedyada kaas oo looga hadlay geedi socodka dhammaystirka Dastuurka oo ah howlaha hortabinta u leh xukuumadda.

Kulanka ayaa looga hadlay guulaha laga gaaray Dastuurka oo ay ka midyihiin in la dhammaystiray warbixintii cutubyada 5 – 9aad ee dastuurka iyo in loo gudbiyay Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka, iyada oo baarlamaanku horey u ansixiyay cutubbada 1-4aad ee Dastuurka.

Sidoo kale, kulanka ayaa looga hadlay sidii loo dardargelin lahaa latashiyada cutubyada harsan ee 10-15aad ee Dastuurka. Wasiir Xasan Macallin ayaa sheegay in xukuumadda ay ka go’antahay dhammaystirka dastuurka islamarkaana ay ka shaqaynayaan sidii loo dardargelin lahaa diyaarinta farsamo ee cutubyada harsan si baarlamaanka loogu gudbiyo.

Dhanka kale, wasiirada dastuurka dowlad-goboleedyada ayaa ka warbixyay guulaha ay ka gaareen latashiyada daastuurka iyo qorshayaasha hortabinta u leh, iyaga oo ballanqaaday in si dhow ala shaqayn doonaan wasaaradda iyo Gudiyadda Dastuurka si loo dhamaystiro Dastuurka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shiikh Maxamed Xasan Caadle:-“Waxaan wacyi-galinta ka soo sameeyay deegaannadii Khawaarijta laga xoreeyay”.

Muqdisho,(SONNA):-Shiikh Maxamed Xasan Caadle oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee wacyi galinta  ka soo sameeyay deegaannada Khawaarijta laga xoreeyay ayaa…

GudahaWararka
August 3, 2023

Tababar la xiriira ka hortagga socdaalada sharcidarada ah oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho.(SONNA)...Qaar ka mid ah Saraakiisha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha  iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed,ayaa ka qeybgalay tababarka furmay magaalada Muqdisho oo…

WararkaWargayska
October 8, 2019

WASIIRKA AMNIGA GUDAHA OO XILKA LA WAREEGAY

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda…

GudahaWararka
April 15, 2024

Golaha shacabka BFS oo maanta u fadhiya kulankoodii 21-aad Kalfadhigisii lixaad “Sawirro”

Kulanka oo uu Shir Guddominayay Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha…

Wararka
December 11, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023