Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Musharixiinta xilka hoggaamiyaha Koofur Galbeed oo Khudbadahooda jeedinaya
    June 9, 2026
    Wasiirka arrimaha dibadda oo wadahadal Teleefanka ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Pakistan
    June 9, 2026
    Wasiirka waxbarashada iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda oo kormeeray dhismaha Xarunta Gahayr
    June 9, 2026
    Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho
    June 9, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda XFS oo shir uga qeyb galay Algeria
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda XFS oo shir uga qeyb galay Algeria
GudahaWararka

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknaloojiyadda XFS oo shir uga qeyb galay Algeria

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 7, 2025
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Shirweynaha Afrika ee Shirkadaha soo Koraya (African Startup summit) oo sanadkaan diiradda lagu saarayo taageerada shirkadaha hal abuurka ee soo koraya, xoojinta isku-xirka dhijitaalka, hal-abuurka teknolojiyadda iyo dhismaha kaabayaasha ICT-ga ayaa maanta lagu soo xiray magaalada Algiers ee dalka Algeria.

Waxaa si gaar ah maanta u qabsoomay Wadatashiga Heer-Wasiir (Ministerial Roundtable) oo ay ka qayb galeen wasiirrada isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee dalal badan oo Afrika ah, kuwaas oo ka wada hadlay mustaqbalka dhijitaalka ee qaaradda.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Soomaaliya Maxamed Soomaali, oo ku matalayay Soomaaliya shirka ayaa si qoto dheer uga hadlay:

Istaraatiijiyadaha lagu xoojinayo isku-xirnaanta dhijitaalka ah ee Afrika, Habraacyada amniga dhijitaalka iyo ilaalinta xogta, soo saarista siyaasado dhiirri-geliya hal-abuurka iyo ganacsiga ICT-ga, Iyo kaabayaasha lagama maarmaanka u ah in Afrika u gudubto dhaqaalaha dijitaalka ku dhisan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Musharixiinta xilka hoggaamiyaha Koofur Galbeed oo Khudbadahooda jeedinaya

Baydhabo (SONNA) : Waxaa si rasmi ah u bilowday hadal-jeedinta musharaxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha…

June 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiiru dowlaha Caafimaadka oo kulan la qaadatay xubno ka socda WHO

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiur Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS Drs; Maryama Maxamed Xuseen ayaa xafiiskeeda ku qaabbishay wafdi ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee…

GudahaWararka
September 10, 2024

Turkiga oo markab gargaar wada u soo diray Soomaaliya

Istanbul (SONNA): Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah, kaas…

GudahaWararka
September 30, 2024

Xubno katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka ammaanka ee ka howlgalo Baydhabo

Muqdisho(SONNA):-Xuseen Axmed Daahir iyo Xasan Cabdirashiid oo muddo dheer ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada ammaanka ee…

GudahaWararka
June 16, 2024

R/wasaare Kheyre oo soo dhoweeyey go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris dalka uga cafiyeen $1.4 Bilyan

Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay Deeq bixiyeyaasha Naadiga Paris…

Wararka
April 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023