Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Gaashaandhigga oo kala wareegay hoggaanka ATMIS Lix Saldhig (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Gaashaandhigga oo kala wareegay hoggaanka ATMIS Lix Saldhig (WARBIXIN)
GudahaMaqaalladaSiyaasadda

Wasiirka Gaashaandhigga oo kala wareegay hoggaanka ATMIS Lix Saldhig (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: July 8, 2023
6 Min Read
Share

Horumar la taaban karo ayay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaareen, waxa ayna maalintii khamiista aheyd ku dhawaaqeen in ay ku guuleysteen in ay la wareegaan fariisimihii ay hore u hayeen 2,000 oo askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Tallaabadan ayaa ku soo beegantay iyadoo qeyb ka ah qorshe dhimis lagu sameeyay ciidamada ATMIS-ka, taasoo calaamad u ah tallaabo muhiim ah oo laga qaaday dadaallada socda ee lagu xoojinayo hayโ€™adaha amniga Qaranka Soomaaliya.

Howlgalka ATMIS oo ka kooban ciidamo ka kala socda dalal kala duwan oo Midowga Afrika ka tirsan ayaa muddo dhowr sano ah si firfircoon uga howlgalayay Soomaaliya. Joogitaankoodu wuxuu ahaa mid muhiim u ah taageeridda dadaallada dowladda Soomaaliya ee lagula dagaallamayo kooxaha xagjirka ah iyo xasilinta Qaranka.ย iyadoo horumarka socda ee dib-u-habaynta laamaha amniga ee Soomaaliya, dhimista ATMIS-ka ayaa la filayay inayqayb ka ahaato istaraatiijiyadda fog ee dowladda si ay si tartiib tartiib ah ula wareegto masโ€™uuliyadda buuxda ee amniga dalka, waxayna ย Qabashada masuuliyaddaasi ay ku guulaysteen XDS ay ka dhigan tahay guul weyn oo hawshan laga gaaray.ย Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa ay ku guda jireen dib u habeyn ballaaran iyo dadaallo kor loogu qaadayo tayada shaqada, iyadoo ay taageerayaan saaxiibada caalamka, si kor loogu qaado waxtarkooda iyo awoodooda shaqo.

Xilwareejintan ay ciidamada ATMIS-ku ku wareejiyeen ciidamada XDS waxayna daliil u tahay horumarka ay Soomaaliya ka samaysay xoojinta awooddeeda difaac. Maadaama Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed uu qaadayo masโ€™uuliyad weyn, dowladda iyo saaxiibadeeda caalamiga ah waa in ay sii wadaan in ay gacmaha isqabsadaan si loo xaqiijiyo guulaha socda ee dib-u-habeynta laamaha amniga, iyadoo Dhimista ciidamada ATMIS ay Soomaaliya u tahay fursad, haddii la isku dayo, qaranku wuxuu dhisi karaa mustaqbal xasilloon oo ammaan ah.

Haddaba ATMIS ayaa 7-dii bishan qabatay munaasabad rasmi ah oo ay ku wareejisay DFS Lix fariismo oo ay horey uga howgali jireen Ciidanka ATMIS, iyadoo soo gabagabeysay wajigii koowaad ee dhimista ciidamada. Dukumentiga rasmiga ah ayaa waxaa u saxiixay oo ku wareejiyay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, waxaana warqadahaasi u saxiixay Amb. Souef Mohamed El-Amine iyo Madaxa UNSOS, Aisa Kirabo Kacyira oo ku sugan Xarunta Ciidamada ee Muqdisho. Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, ayaa sheegay in ATMIS ay weli ka goโ€™an tahay xaqiijinta hannaan kala-guur oo hufan oo wax-ku-ool ah oo aan waxyeello u geysanayn amniga dadka Soomaaliyeed iyo kuwa ay kasbadeen, waxay u tahay guulo amni oo la gaaray, wuxuuna xusay in ATMIS ay u heellan tahay ammaanka Soomaaliya, isla markaana ay rajaynayso wejiga xiga ee duullaanka ay Soomaaliya hormuudka ka tahay, kaas oo hoos u dhigi doona awoodda Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab, xoojinta xasilinta iyo xoreynta bulshooyin badan.

“ATMIS waxay si guul leh u hirgelisay dhimista 2,000 oo askari. Ujeeddada dhimista ayaa ahayd in la fududeeyo in si tartiib tartiib ah xilalka amniga loogu wareejiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya,โ€ ayuu danjire Souef u sheegay Suxufiyiinta shir jaraaโ€™id oo uu ku qabtay caasimadda Muqdisho, isagoo Saxafiyiinta kula hadlayay Xarunta Ergada Khamiistii, danjire Souef ayaa sheegay in si guul ah loo soo gabagabeeyay qeybtii hore ee wejiga ka bixitaanka aysan sinnaba u dhimin ka go’naanta howlgalka nabad-dhisidda, xasilinta iyo dadaallada dib-u-heshiisiinta, isagoo intaasi raaciyay in ATMIS ay sii wadi doonto wadashaqeyn dhow oo ay la leedahay DFS, UN, iyo la-hawlgalayaasha caalamiga ah si ay u sameeyaan qiimeyn farsamo oo wadajir ah Agoosto 31-keeda, si loo qiimeeyo loona qorsheeyo Wajiga labaad ee dhimista.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa qiray doorka muuqda ee ATMIS & bahwadaagta ay ka geysanayaan nabadda iyo amniga Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in wax-qabadyadaasi ay ka soo baxeen natiijooyin wax ku ool ah, isagoo muujiyay horumarka muuqda ee Soomaaliya, ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in DFS ay magacaabi doonto koox-hawleed, si ay uga qeybqaataan qiimeynta wadajirka ah, isagoo hoosta ka xariiqay sida ay uga goโ€™an tahay qiimeynta iyo qorsheynta wadashaqeynta.

โ€œWaxaan maanta si rasmi ah ula wareegney xaruumihihii ay ku sugnaayeen 2000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS, waxaana si buuxda ula wareegey CXDS. Tani waa guul aad u weyn oo si wada jir ah loo gaaray, waxayna ka marqaati kacaysaa horumarka ay gaareen CQSโ€, sidaasi waxaa yiri Wasiirka Gaahaandfhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur. โ€œDowlada Soomaaliya waxaa ka goโ€™an fulinta in ay amnigeeda si buuxda ula wareegto dhamaadka 2024-kaโ€, ayuu sii raaciyay Wasiirku.

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UNSOM, Catriona Laing, ayaa ammaantay Amb. Souef Mohamed El-Amine, waxayna si gaar ah uga go’an tahay horumar degdeg ah isagoo ah hoggaamiyaha guddiga Midowga Afrika, iyadoo iftiiminaysa nooca wada shaqayneed ee shaqadooda, waxay qiratay dadaalka wadajirka ah ee AU, UN, DFS, iyo wadamada ciidamada ka jooga – Uganda, Burundi, Kenya, Ethiopia, iyo Djibouti, waxayna amaantay naf-hurnimada Dalalkan iyo ciidamada amniga Soomaaliya, iyadoo carrabka ku adkeysay baahida loo qabo qiimeyn farsamo oo wadajir ah, si loogu wargaliyo qorsheynta wajiga labaad iyo dhimista mustaqbalka.ย Sidoo kale waxaa xaflada ka soo qayb galay ATMIS PC, Hillary Sao Kanu, SafiiradaTalyaaniga Amb. Alberto Vecchi; Kenya Amb. Thomas Chepkuto; Uganda Amb. Nathan Mugisha iyo madax kale oo ka tirsan DFS iyo ATMIS.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay danjiraha Yurub

Dhuusamareeb (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb danjiraha midowga…

GudahaSiyaasaddaWararka
August 16, 2023

Doorashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo la shaaciyay

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo…

GudahaWararka
January 28, 2023

Wasiirka Arrimaha dibedda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Canada

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya , Abshir Jaamac Huruuse ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay…

GudahaWararka
April 4, 2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga…

GudahaWararka
January 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023