Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Finland u qaabilsan Geeska Afrika
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Finland u qaabilsan Geeska Afrika
GudahaWararka

Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Finland u qaabilsan Geeska Afrika

By Bile
Last updated: January 16, 2023
2 Min Read
Share

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Dhallinyrada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan Xildhibaanno ka tirsan guddiga arrimaha bulshada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee Nabadda iyo dhex-dhexaadintaย  geeska Afrika u qaabilsan wasaaradda Arrimaha Dibadda ahna Mudane ka tirsan Baarlamaanka Finland Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo uu weheliyo Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee easaaradda Arrimaha Dibadda Finland Mr Jukka Pajarinen.

Wasiir Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdiga ka socday dowladda Finland ayaa ka wada hadlay qorsheyaasha hortabinta u leh wasaaradda iyo kaalinta ay dowladda Finland ka gaysan karto, waxaana si gooni ah loo dul-istaagay mashaariicda waarta ee dhalinyarada Soomaaliyeed u sahlaysa inay suuqa shaqada ku biiraan.

Wasiirka ayaa wafdi dowladda Finland u gudbiyay qorshe dhowr kun oo dhalinyaro ah sanad walba lagu barayo farsamada gacanta iyo xirfadaha wakhtiga kooban qaata ee dalka looga baahanyahay.

Dhinaciisa Xildhibaan Suldaan Said Ahmed oo Aa wiil Soomaaliyeed oo ku barbaaray dalka Finland, meel sarena ka gaaray siyaasadda wadankaas ayaaย  sheegay in dowladdiisu ay ansixisay qorshe ku kacaya Malaayiin Dollars oo lagu xoojinayo taageerada la siiyo wadamada geeska Afrika ku yaala wuxuuna caddeeyay in horumarinta dhalinyarada iyo fursad u abuuristoodu uu yahay kan ugu muhiimsan.

Dowladda Finland ayaaย  taageerta kaalinta dhalinyarada ee nabadda iyo in xal-waara loo hello colaadaha wadamada Afrika gaar ahaan kuwa Geeska.

TAGGED:Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo kulan la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Finland u qaabilsan Geeska Afrika
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madasha aragti wadaagga sanadlaha ah ee Heritage oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SONNA):-Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay shirka sanadlaha ah ee Madasha Aragti wadaagga ee Heritage, kaas oo socon doono mudda…

GudahaWararka
March 4, 2024

Wasiir Khadiija oo magaalada Addis Ababa uga qeyb gashay shirka arrimaha Haweenka Afrika

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaaalka Soomaaliya Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta midowga Africa ee dalka…

CaalamkaGudahaWararka
November 13, 2023

RW Ku-xigeenka โ€œMaalgelinta cimiladu ma aha sadaqo, ee waa iskaashi loogu talagalay isbeddel iyo xalal-waara.โ€

Belem,(SONNA):- ย Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad ka jeediyay kulan lagu xusayay 10 sano…

GudahaWararka
November 8, 2025

DEG DEG:- Weerar Lagu Dilay Dad Shacab ah Ayaa ka dhacay Duleedka Deegaanka Saax-qurun

Galkacyoโ€ฆSONNAโ€ฆWeerar Lagu dilay dad Shacab ah Ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka Galkacyo ee Gobolka Mudug. Weerarkaasi…

Gudaha
July 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023