Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar
    February 8, 2026
    Agaasimaha Hay’adda NISA oo ka qeyb galay shirka Sirdoonka Dalalka Carabta
    February 7, 2026
    Horjoogayaashii Khawaarijta ee ku naaxay Baadda Shacabka oo la soo afjaray
    February 7, 2026
    AKHRISO: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka
    February 7, 2026
    ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐—๐ž๐ž๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐ฒ
    February 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Serbia
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Serbia
GudahaWararka

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Serbia

By shiine Shiine
Last updated: February 17, 2023
1 Min Read
Share

Serbia:-SONNA- Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo Safar shaqo ku jooga Dalka Serbia ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Serbia Mudane Zoran Gajiฤ‡.

Kulanka labada wasiir ayay kaga wada hadleen horumarinta Iskaashi dhinaca Ciyaaraha ee labada dal,waxaana goob joog ahaa Danjiraha JFS u fadhiya Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, xoghayaha gobolka Marko Keลกelj iyo kaaliyaha wasiirka iskaashiga caalamiga ah Uroลก Pribiฤ‡eviฤ‡.

Mudane Zoran Gajiฤ‡ Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Serbia ayaa sheegay in Ay Labada dal iska kaashan doonaan Sare u qaadista Tababarada Xirfadlayaasha Ciyaaraha iyo horumarinta Isboortiga.

Wasiir Maxamed Barre ayaa uga mahadceliyay dhiggiisa Serbia Casuumaada uu u fidiyay,waxaana uu faah-faahin ka siiyay,horumarada Kala duwan ee Ciyaaraha Soomaaliya.

Soomaaliya iyo Serbia ayaa wadaaga xiriir Taariikhi oo ku qotoma danaha diploomaasiyadeed ee labada dal.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tegay Dalka Masar

Qaahira,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa booqasho rasmi ah ugu…

February 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr.Abdollah…

GudahaWararka
February 5, 2023

Shirweynaha Bangiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SONNA):-๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐’๐๐…๐‚-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’) oo goordhow ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo socon doona muddo laba…

GudahaWararka
September 29, 2024

Hawlgal ka dhacay Hiiraan oo lagu laayey maleeshiyaad xagjir ah

Muqdisho (SONNA): Ciidanka hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka…

GudahaWararka
December 16, 2025

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo gaaray dalka Serbia

Belgrade (SONNA): Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka…

GudahaWararka
September 1, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023