Maamulka Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa guddiga xaafada shiidle ee magaalada xuddur ku wareejiyey dhismo ka kooban hal hool iyo laba musqulood oo hirgelisay Hey'adda ACF gud...
Qeybtii kii labaad ee Talaalka Covid-19 oo ay ku deeqday Dowladda China ayaa maanta lagu daahfuray Isbitaalka Martiini ee Magaaladaan Muqdisho.
Safiirka Wadanka China, Wasiir ku...
Qoraal ay soo saareen taliska booliska ayaa lagu sheegay in falkii lagu gowracay labo carruur ah oo walaalo ah loo soo qabtay dad lagu tuhmayo, kuwaasi oo ay ku socoto baaritaanno...