Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Caafimaadka oo daah-furay m๐š๐๐š๐ฅ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒa๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž d๐š๐ฅ๐ค๐š
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Caafimaadka oo daah-furay m๐š๐๐š๐ฅ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒa๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž d๐š๐ฅ๐ค๐š
GudahaWararka

Wasiirka Caafimaadka oo daah-furay m๐š๐๐š๐ฅ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒa๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ž๐ž d๐š๐ฅ๐ค๐š

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 19, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa si rasmi ah u daahfurey Munaasabadda Ololaha wax ka qabashada xaaladda Kansarka Soomaaliya.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Xildhibaana ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaarka Soomaaliya, Safiiro xubno ka socdey Hey’adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka oo ay ka mid yihiin Hey’adda Caafimaadka aduunka ee WHO, Hey’adda King Salam, Qatar Charity, Tika agaasimayaal iyo howl wadeeno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka XFS, Dhakhaatiir aqoon yahan iyo marti sharaf kale.

Madasha oo aheyd mid heerkeedu aad u sarreeyey waxaa lagu gorfeeyey xaaladda Kanasarka ee dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa, maadaama Soomaaliya ay ka mid tahay wadamada muwaadiniinteedu qaar mid ah ay la daalaa dhacayaan xanuunkan sanad kastana uu sii kordhayo tirada dadka uu saameeyo xanuunka oo si guud dunida faraba’an uga haya.

Intii ay socotey Munaasabadda waxaa lagu soo bandhigey daraasado tilmaamayey heerarka kala duwan ee uu marayo guud ahaan dalka, dhamaan khubaradii Madasha ka hadashey ayaa tibaaxey in la gaarey xilligii saxda ahaa ee loo istaagi lahaa wax ka qabashada xaaladda Kansarka.

Munaasabadda waxaa soo qaban qaabisey Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Barnaamijka Cudurada aan faafin ee (NCD).

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulka Gobolka Banaadir iyo kan Degmada Hodan oo yeeshay kulan xog-isweydaarsi ah

Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda mudane, Axmed Xasan Iimaan iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha…

Wararka
October 28, 2020

Jordan oo Sheegtay in Israa”iilย  xudgudub ku samaysay madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Jordan oo Sheegtay in Israaโ€™iil ay Xadgudub ku Samaysay Madaxbannaanida iyo Midnimada Dhuleed ee Soomaaliya Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda…

GudahaWararka
December 27, 2025

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA):- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya,…

GudahaWararka
October 26, 2023

Cabdi Xaashi oo kusoo baxay doorashada Aqalka sare

Muqdisho-(SONNA)-Senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyay ee laga doortay Hoolka Afisyooni. Siciid Cumar Xuseen oo ahaa murshixii…

GudahaWararka
September 29, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023