Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Magaalada Changsha kula kulmay Guddoomiyaha CIDC
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Magaalada Changsha kula kulmay Guddoomiyaha CIDC
GudahaWararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Magaalada Changsha kula kulmay Guddoomiyaha CIDC

By SB
Last updated: June 13, 2025
2 Min Read
Share

Changsha(SONNA):-Wasiirka Arrimahaย  Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Changsha Guddoomiyaha Hayโ€™adda Iskaashiga Horumarinta Caalamiga ah ee Shiinaha (CIDCA), Mudane Chen Xiaodong, xilli uu wasiirku ka qeyb galayay shirarka heer-wasiir ee la xiriira fulinta iskaashiga FOCAC.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal ee dhanka horumarinta, iyadoo xoogaa la saarayo mashaariicda mudnaanta u leh Soomaaliya, sida waxbarashada, caafimaadka, beeraha, tiknolojiyada, iyo dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha.

Wasiir Cabdisalaam ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay in iskaashiga horumarineed uu noqdo mid ku saleysan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (National Transformation Plan) oo uu yahay hannaanka hagaya horumarka Soomaaliya, isla markaana uu fure u yahay wadashaqeynta caalamiga ah.

Dhankiisa, Guddoomiye Chen Xiaodong ayaa carrabka ku adkeeyay in Shiinuhu uu sii wadi doono taageerada uu siiyo Soomaaliya. Wuxuu tilmaamay in CIDCA ay diyaar u tahay inay kor u qaaddo mashaariicda Soomaaliya laga fulinayo oo si toos ah u taageeraya baahiyaha nolosha bulshada, gaar ahaan dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, iyo horumarinta deegaanka.

Labada dhinac waxay isku raaceen in la dardar geliyo fulinta mashaariicda horay loo qorsheeyay, isla markaana la abuuro hannaan wada-shaqeyn joogto ah oo horseeda natiijooyin la taaban karo oo nolosha dadka Soomaaliyeed wax ka beddela.

Wasiir Cabdisalaam ayaa uga mahadceliyay dowladda Shiinaha taageerada hagar laโ€™aanta ah ee ay u fidisay Soomaaliya sanadihii lasoo dhaafay, isaga oo hoosta ka xarriiqay sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay in la sii xoojiyo xiriirka istiraatiijiga ah ee labada dal.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Soomaaliya iyo Qaramada midoobay oo ka wada hadlay xaaladaha barakacayaasha

Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Cabdirashid Jire Qalinle oo ay…

GudahaWararka
February 14, 2023

Daraawiishta Puntland oo wali sii wada baacsiga Daacish

Boosaaso (SONNA): Ciidanka daraawiishta Puntland ee ku sugan deegaanka Turmusaale ee gobolka Bari ayaa maanta hawlgal lagu baacsanayay firxadka Khawaarijta…

GudahaWararka
March 4, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho mar kale kulan wadatashi ah kula…

GudahaWararka
July 25, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo shir dib u heshiisiineed u furay beelihii Galgaduud ku dagaalamay

Dhuusamarreeb (SONNA): Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa furay shirka nabadeynta beelaha kasoo kala jeeda degmooyinka Xeraale…

GudahaSawirroWararka
June 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023