Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha dibadda waddanka Malawi Nancy Tembo ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoontay Danjire Ilyaas Cali Xasan.
โWaxaan si weyn u rajeynaynaa in ay fursadan horseedi doonto xoojinta xiriirka laabo geesoodka ah gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, amniga, waxbarashada iyo iskaashiga guud ahaan gobolka,โ ayuu yiri Danjire Ilyaas Cali Xasan.