Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    โ€œKoonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyaddaโ€œ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasiirka Maaliyadda XFS: Waxaan si dhow ula shaqeyn doonnaa saaxibbada caalamka ee Soomaaliya ku garabka taagan horumarinta Maaliyadda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasiirka Maaliyadda XFS: Waxaan si dhow ula shaqeyn doonnaa saaxibbada caalamka ee Soomaaliya ku garabka taagan horumarinta Maaliyadda
GudahaWararka

Wasiirka Maaliyadda XFS: Waxaan si dhow ula shaqeyn doonnaa saaxibbada caalamka ee Soomaaliya ku garabka taagan horumarinta Maaliyadda

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 17, 2024
2 Min Read
Share

๐–๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ ๐ญ๐จ๐ง ๐ƒ๐‚-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ku boorriyay hayโ€™adaha maaliyadda caalamka in ay ka qeyb qaataan sidii Soomaaliya ay u heli lahayd maalgelin lagu horumarinayo kobcinta ilaha dhaqaalaha si ay taageero ugu noqoto dowladda Soomaaliya oo ka gudbaysa dhammaan marxaladaha deyn cafinta, wuxuuna sheegay in ay si dhow ula shaqan doonaan saaxiibbada caalamka ee taageera Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS โ€œ Waxa aan si dhow ula shaqeyn doonaa dhammaan saaxibbada caalamka ee Dowladda Soomaaliya ku garabka taagan horumarinta nidaamka Maaliyadda iyo dib-u-habeynta dhaqaalaha dalkaโ€.

Wasiirka oo ka hadlay shirka Guga (Spring Meetings) ee hayโ€™adda Lacagta Addunka iyo Baanka Addunka ee ka socda Magaalada Washington oo diiradda lagu saaray dhismaha hayโ€™adaha maaliyadeed ee Caalamka ayaa sidoo kale faahfaahin ka bixiyay marxaladihii kala duwanaa ee dib u habaynta dhaqaalaha dalka.

Wasiirka ayaa ka qaybgalayaasha la wadaagay geeddiga dib u habaynta dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee dowladda Soomaaliya, halkii laga yimid, horumarka la sameeyey iyo caqabadaha laga soo gudbay, dedaaladaas oo horseeday guushii dayn cafiska ee ay Soomaaliya hanatay iyo himillooyinka kale ee lagu raad joogo.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane, Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sogan Magaalada Washington oo uu ka socdo shirka xiliga guโ€™ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa sidoo kale la filayaa in ay kulamo guud iyo kuwo gaar ahaaneed la yeeshaan hayโ€™adaha iyo dalalka ka qayb galay shirkaas.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

R/wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir ย la xiriiray Saameynta Coronavirus ee xagga waxbarashada dalka

Muqdisho.(SONNA)...Raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19. Shirkaan oo…

Wararka
May 13, 2020

Wasaaradda warfaafinta oo ka jawaabtay dacaayad loo geystay wasaaradda oo lagu baaahiyay baraha bulshada

Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska XFS ayaa War-saxaafadeed ay soo saartayย  kagaย  jawaabtayย  dacaayad maalmihii la soo dhaafay lagu baahiyay baraha…

Wararka
April 15, 2020

Ciidanka Boliiska oo ka hortagay dhagar kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed

Nuqdisho(SONNA):-Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hor tagay dhagar ay kooxda Daacish…

GudahaWararka
November 20, 2023

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo furay kulan lagu ansixinayey sharciga baarista iyo ilaalinta Hilibka Qaranka โ€œSAWIRROโ€

Muqdisho (SONNA)-Shirkaan oo u jeedkiisu ahaa katashiga iyo ka doodidda qodobada ku darista ama ka badalka u baahan si loo…

Wararka
December 23, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023