Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo gabdho suxufiyiin ah tababar ugu soo xirey Muqdisho +sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo gabdho suxufiyiin ah tababar ugu soo xirey Muqdisho +sawirro
Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo gabdho suxufiyiin ah tababar ugu soo xirey Muqdisho +sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 18, 2019
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Munaasabad tababar loogu soo xirayay gabdho suxufiyiin ah oo gaaraya ilaa 15 lana barayay sidii xirfadohoodi suxufinimo kor loogu qaadi lahaa sida barashada Kaamirada/Warbaahinta Casriga ah iyo Sheegista Sheekooyinka (Digital Media and Storytelling) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalay wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Aadan Isxaaq Cali iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan wasaaradda oo uu kamid yahay agaasimaha waaxda Qorsheynta ee Wasaaradad C/raxmaan Axmed.

Tababarkan ayaa waxaa uu gabdhahaasi suxufiyiinta ah u socday muddo 10 maalmood ah,iyadoo ay iska kaashadeen (Ururka SWJ iyo safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya)waxaana fududeysay warbaahinta (Hornconnect).

dhamaan mas’uuliyiintii ka hadashey munaasabada ayaa ku bogaadiyay gabdhahaasi sida ay uga go’antahay in kaalintoodi ay ka qaataan howlaha warbaahineed ee dalka,waxaana kamid ahaa Abdirashid Mohamed Siraj
Maamulaha Hornconnect,Duniyo Maxamed Carshaan oo ka socotay bulshada Rayidka, iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Y.Yamamoto.

Guddoomiyaha Ururka SWJ oo ah urur ay ku middeysan yihiin suxufiyiin haween ah Farxiyo Maxamed Khayre oo goobtaasi ka hadashey ayaa sheegtay in gabdhaha suxufiyiinta ah ay wax badan kaga fursad badan yihiin ragga marka loo fiiriyo in la helo macluumaad rasmi ah oo ku saabsan nolosha haweenka Soomaaliyeed iyo xaaladohooda guud ahaaneediyo daruufaha ku gedaaman intuba,iyadoo ku dhiirogelisay gabdhaha tababarkaasi loo soo xirey in ay ka mirro dhaliyaan himilooyinka ay hiigsanayaan.

Mr Jon oo kamid ah Mas’uuliyiinta safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo tababarkan taageerayey ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin inay arkaan gabdho saxafiyiin ah oo lagu tababaray warbaahinta la iska arko, isagoo intaas ku daray in ay rajeynayaan gabdhahaan in aqoontii la baray ay isbadel ku keeni doonto xirfadooda.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Aadan Isxaaq Cali oo tababarkaasi soo xirey ayaa kula dardaarmay gabdhahaasi suxufiyiinta ah in ay ku dadaalaan sidii xirfaddii ay barteen ay ugu adeegi lahaayeen bulshadooda.

Wuxuu sidoo kale Wasiir Aadan uga mahadceliyay safaaradda Mareykanka dowrkii ay ka qaadatay qabsoomidda tababarkani oo hindisihiisu ay lahaayeen Ururka suxufiyiinta haweenka ee (SWJ )

Marka laga hadlayo howlaha Warbaahineed ee dalka sanadihii ugu dambeeyey waxaa sii kordhayay dowrka gabdhaha Soomaaliyeed ay ku leeyihiin arrimahaasi,iyadoo tababaradan oo kale ay dhiirogelinayaan gabdhaha niyad ahaan iyo shaqo ahaan intuba.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay waqtiga uu Bilaabanayo Imtixaanka Shaadiga ee dugsiyada Gobolka Banaadir

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukumadda Fedeeraalka Soomaaliya ayaa war qoreaal ah oo ay soo saartay maanta ku shaacisay…

Wararka
June 30, 2020

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga…

GudahaWararka
February 13, 2024

Shirweynaha waxbarashadda Qaran oo maanta muqdisho ka furmaya

Muqdisho(SONNA)-Wasaaradda waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS ayaa maanta daah furaysa shirweynaha waxbarashadda Qaranka ,kaas oo socon doono mudda 5-maalmood…

GudahaWararka
March 13, 2023

Hey’adda maareynta masiibooyinka Qaranka oo sheegtay in 7-milyan oo Soomaali ah ay gurmad u baahan yihiin

Muqdisho.(SONNA):- Hay'adda Qaran ee maaraynta masiibooyinka ayaa sheegtay in ku dhawaad 7-milyan oo Soomaali ah ay gurmad u baahan yihiin,…

GudahaWararka
February 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023