Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr, Cabdiraxmaan DUcaale Beyle ayaa maanta faah-faahin ka bixiyay halka ay marayaan howlaha maaliyadeed ee dalka, kadib shir saxaafadeed uu ku qabtay xafiiskiisa.
โWaxa aan faah-faahiyay dedaallada Dowladda ee dib-u-habaynta Maaliyadda, saameynta dakhli uruurinta xilliga doorashooyinka iyo taageerada maaliyadeed ee beesha caalamkaโ ayuu yiri wasiirku.
Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay inay ka goโan tahay had iyo jeer inay bulshada la wadaagto warbixinnada ku saabsan habka loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.