Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga
    June 2, 2026
    Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta hawlaha samafalka
    June 2, 2026
    Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
    June 2, 2026
    Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddiga sare ee Sanduuqa Qaran ee maareynta khataraha
    June 2, 2026
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo waxbarashadda gabdhaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo waxbarashadda gabdhaha
GudahaWararka

Wasaaradda waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo waxbarashadda gabdhaha

By Bile
Last updated: January 19, 2022
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasaarada waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay kulan looga tashanaayo waxbarishada gabdhaha, dib-u-eegista barnaamijka waxbarista gabdhaha iyo barnaamijka waxbar Caruurtaada.

Wasiir ku xigeen Wasaaradda waxbarashadda, hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Marwo Nuriya Addan Ciise ayaa furtay kulan looga arinsanaayay barnaamijka horumarinta waxbarashada Gabdhaha Soomaaliyeed iyo Barnaamijka waxbar Caruurtaada kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Agaaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashadda Mudane Maxamed Caabi Xasan iyo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Waxbarashada dowlad goboleedyada Jubbaland, Koofur galbeed, Galmudug, Hirshabelle, Hey’adda FCDO, Care International iyo deeq bixiyayaasha waxbarshada Soomaaliya.

Kulankaan ayaa warbixin looga dhageystay hey’adda Care international oo mas’uul ka aheyd hirgelinta mashruuca horumarinta Waxbrashada Gabdhaha Soomaaliyeed (AGES) kaasi oo soo bilawday sanadkii 2018-kii, laguna guuleystay inuu fursad waxbarasho siiyo in ka badan 40,000, gabdhood taasi oo ah kala bar hiigsiga guud ee barnaamijka Waxbarashada gabdhaha iyo taageerida barnaamijka waxbarashada dad-ban (Non Formal Education) iyo waxbarshada Nidaamiga ah (Formal Education) sidoo kalana fursad buuxda siiyay 1000, gabdhood oo ah kuwa baahiyaha gaarka ah qaba.

 

TAGGED:Wasaaradda waxbarashada XFS oo daah furtay Barnaamij looga tashanayo waxbarashadda gabdhaha.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay xuska maalinta Qaranimada Talyaaniga

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta ka…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho ku tagay Xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee…

GudahaWararka
September 28, 2023

Gollaha u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka ee Waxbarashada oo ku tallaabsaday guulo dhinaca Waxbarashada Soomaaliya ah

SONNA (MUQDISHO)- Golahau dhexeeya Maamul-goboleedyada iyo dowladda dhexe ee waxbarashada oo ka kooban dowladda federaalka ah, Maamulada xubnaha ka ah…

GudahaWararka
December 18, 2021

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha XFS oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia

Serbia:-SONNA-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku…

GudahaWararka
February 17, 2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Dib U Dhiska Waddada Zoobe

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo…

GudahaWararka
June 29, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023