Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo Soo-dhaweyn u Sameysay Wasiiru-dawlahii Cusbaa ee  Loo Soo Magacaabay Wasaaraddaas
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo Soo-dhaweyn u Sameysay Wasiiru-dawlahii Cusbaa ee  Loo Soo Magacaabay Wasaaraddaas
Wararka

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo Soo-dhaweyn u Sameysay Wasiiru-dawlahii Cusbaa ee  Loo Soo Magacaabay Wasaaraddaas

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 8, 2020
4 Min Read
Share

Muqdisho:(SONNA)-Kulan lagu soo-dhaweynaayey Wasiiru-dawlaha cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye oo dhawaan uu xilkaas uu u soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho.

Kulankan, ayaa waxa goob-joog ka ahaa Wasiirka Wasaaraddaasi Mudane Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Xaamud Maxamed, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, La-taliyeyaasha, Agaasime Waaxeedyada iyo Marti-sharaf kale.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo ugu horreyn halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in kulanka ujeedkiisu uu yahay soo-dhaweyn ay Wasaaraddu ugu tallo-gashay Wasiiru-dawlaha cusub ee Wasaaradda oo dhawaan loo soo magacaabay xilka Wasaaraddaasi si uu u qabsado hawlahiisa shaqo ee Wasaaradda, waxaana uu xusay in Wasiiru-dawlahii hore ee xilkan hayey uu kulanka uga maqnaa safar uu wakhti hore ku tagay wadanka Ingiriiska isla-mar-ahaantanaa ay imaatinkiisa xanibeen diyaaradihii loo xidhay COVID-19 awgeed.

Wasiiru-dawlaha Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Xaamud Maxamed oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in Mudane Cabdulqaadir  Shariif Sheekhuna Maye uu maanta ku soo biiro Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo uu sheegay inay ka mid tahay Wasaaradaha ugu balaadhan dalka isla-mar-ahaantaana qeybta ugu weyn ka qaata kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana uu Madaxda Wasaaradda ku ammaanay dedaalada ay wadaan ee ay ku horumarinayaan Ganacsiga Soomaaliya.

Wasiiru-dawlaha cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye oo dhankiisa halkaas kaga mahad-celiyey kulanka soo dhaweynta ah ee loo sameeyey, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu qabto xilka Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, waxaana uu sheegay in marka hore ba Wasaaraddani ay ahayd Wasaaraddaha ugu wax-qabadka badan ee wakhtiyadii uu ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur-galbeeda Soomaaliya ay la socon jireen war-bixinahooda.

Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, wuxu halkaas ka caddeeyey inuu door muhiim ah ka qaadan doono shaqooyinka socda ee lagu horumarinaayo Ganacsiga Soomaaliya iyo weli ba sidoo kale inay wanaagsan ay wada-shaqeyn buuxda u yeelan doonaan Madaxda iyo Shaqaalah kala duwan ee Wasaaradda.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS In. Cabdullaahi Cali Xasan oo ugu dambeyn halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in uu  marka hore Wasaaradda ku soo dhaweynaayo Wasiiru-dawlaha cusub ee loo soo magacaabay Wasaaradda Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, waxaana uu halkaas war-bixin uu kaga siiyey shaqooyinka ay Wasaaraddu gacanta ku hayso, waxyaabaha u qabsoomay oo ay ugu horreeyaan dhinacyada shuruucda,  siyaasadaha iyo dedaalada lagu horumarinaayo ganacsiga, maal-gashiga iyo warshadeynta Soomaaliya.

Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo hadalka ku dheeraaday, wuxu sidoo kale sheegay in Wasaaraddu qabatay shaqooyin badan isla-mar-ahaantaana ay Wasiiru-dawlaha cusub ka rajeynayaan inuu dhiig cusub ku shubo dedaalada socda ee Wasaaraddu wado, waxaana uu carabka ku dhuftay in madaxda iyo shaqaalaha kale ee Wasaaraddu ba ay diyaar u yihin inay si buuxda u la shaqeeyaan.

Wasiirka Ganacsigu, wuxu ugu dambeyn,  uu halkaas ka boggaadiyey Wasiiru-dawlahii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dr. Daahir Cabdi Cabdullaahi( Dr. Goo) oo uu sheegay in uu muddadii uu xilkaas hayey uu si wanaagsan u la soo shaqeeyey Wasaaradda isla-mar-ahaantaana uu mudan yahay amaan iyo boggaadinba.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askari ka tirsan ciidanka Booliska

Muqdisho (SONNA):-Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali…

GudahaWararka
November 27, 2023

Maraykanka oo ciidan la dagaallama Al-shabaab usoo diraya Kenya

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay gacan uga…

CaalamkaWararkaWargayska
June 13, 2021

Ciidanka Xoogga oo deegaano ka tirsan gobolka Baay ka sameeyey howgallo ka dhan ah Khawaarijta

Baay (SONNA):- Taliyaha Ururka 45aad ee guutada 8aad ee qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed X/le Cali Nuur Mad…

GudahaWararka
November 30, 2023

Xildhibaan Maalik Cabdala “Shacabka muqdisho waa inay ka foojignaadaan halista Argagaxisada”

Xildhibaan Maalik Cabdala oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in laga adkaaday kooxaha khawaarijta,isla markaana loo baahan…

Gudaha
March 3, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023