Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Gaashaandhigga oo soo bandhigtay warbixin ku saabsan guulihii laga gaaray daglaaka Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Gaashaandhigga oo soo bandhigtay warbixin ku saabsan guulihii laga gaaray daglaaka Khawaarijta
GudahaWararka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo soo bandhigtay warbixin ku saabsan guulihii laga gaaray daglaaka Khawaarijta

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 5, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, iyadoo lagu tilmaamay in sanadkan ay ciidamadu fuliyeen howlgallo iyo duqeymo lagu naafeeyay kooxaha argagixisada.

Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, oo warbixinta ka horjeediyay Golaha Aqalka Sare ayaa sheegay in tan iyo billowgii sanadkan la fuliyay 220 duqeyn lagu dilayna 868 xubnood oo Khawaarij ah, oo ay ku jiraan 52 horjooge.

Wuxuu intaas ku daray in ciidamada ay si buuxda u sugeen amniga inta u dhaxaysa Xarardheere iyo Muqdisho, taas oo muujinaysa horumar ballaaran oo lagu xoojiyay la-dagaallanka cadowga.

Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si dhow ula shaqeyneyso saaxiibada caalamka si loo helo taageero buuxda oo ku saabsan tababarka, duqeymaha istaraatiijiga ah iyo qalabka lagu xoojiyo ciidamada qaranka.

โ€œWaxaan wada-shaqeyn wanaagsan la yeelanay saaxiibada caalamka, si ay garab buuxa nooga siiyaan ciribtirka Khawaarijta, kuwaas oo u badan ajaanib dalkeena kusoo duulay,โ€ ayuu yiri Wasiir Fiqi

Dhankiisa, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa sheegay in dib loo billaabay dib-u-habeynta ciidamada, si loo helo ciidan awood u leh difaaca dalka.

Wuxuu xusay in intii u dhaxaysay 2022โ€“2025 la fuliyay howlgallada โ€œKaaha Waaberiโ€ iyo โ€œIleysโ€, kuwaas oo lagu daciifiyay awoodda Khawaarijta.

Taliyuhu wuxuu sidoo kale tilmaamay in Gobolka Shabeellada hoose ay ciidamada qaranku ku dileen boqolaal ka tirsan Khawaarijta, oo ay ku jireen horjoogayaal iyo malleeshiyaad, intii lagu jiray howlgalladii ugu dambeeyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Maareeye oo soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar.…

GudahaWararka
June 4, 2024

Turkiga oo hakiyay dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israaโ€™iil

Wasaaradda Ganacsiga ee Dala Tyrkiye ataa soo saartay bayaan lagu sheegay in Turkigu ay hakiyeen dhammaan badeecooyinka dhanka ganacsiga ee…

Caalamka
May 3, 2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay hoggaanka Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Dowladda Hoose ee Xamar

Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay…

GudahaWararka
January 2, 2025

Madaxweynaha Koofur-galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Qatar ee Soomaaliyaโ€SAWIRROโ€

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u fadhiya…

GudahaWararka
November 23, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023