Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba 
    April 5, 2026
    Wasiirro katirsan XFS oo booqasho ku tegay qaybo ka mid ah magaalada Baydhabo
    April 5, 2026
    Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda SODMA
    April 5, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED
    April 5, 2026
    Afhayeenka Madaxtooyada “Madaxweynaha Qaranka wuxuu Baydhabo u joogaa adkeynta nabadda iyo dhisidda nidaam maamul oo dimuqraadi ah”
    April 5, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda Boostada oo soo Bandhigtay Siyaasadaha Jeegaanta, Lambarrada iyo Isku-xirka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Sawirro > Wasaaradda Boostada oo soo Bandhigtay Siyaasadaha Jeegaanta, Lambarrada iyo Isku-xirka
SawirroWararka

Wasaaradda Boostada oo soo Bandhigtay Siyaasadaha Jeegaanta, Lambarrada iyo Isku-xirka

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 10, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA).. Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka seddex siyaasad oo ay Wasaaraddu diyaarisay oo kala ah: Siyaasadda Jeegaanta (Spectrum Policy), Siyaasadda Lambarrada (Numbering Policy), Siyaasadda Isku-xirka Shabakadaha (Interconnection Policy).

Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka kala socotay wasaaradaha, shirkaddaha isgaarsiinta, bulshada rayidka ah iyo bahda waxbarashada ayaa waxaa lagu faahfaahiyey muhiimadda ay leeyihiin siyaasadahan ku jira wadatashiga ee faraca ka ah Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalka oo hagi doona maareynta howlaha la xirriira hirarka, lambarrada iyo isku-xirka shirkadaha.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda Mudane Cabdicasiis Duwane Isaaq oo guudmaray qodobada ugu muhiimsan ee siyaasadahan ayaa waxa uu sheegay in wadatashigu uu saldhig u yahay dhammeystirka dhammaan siyaasadaha iyo howlaha wasaaradda.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Xildhibaan Cabdullahi Bille Nuur oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in siyaasadahani ay muhiim u yihiin hirgelinta xeerka isgaarsiinta iyo fulinta siyaasadda guud ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda “Adduunku wuxuu na yiraahdaa Soomaaliya waxay leedahay Isgaarsiin casri ah, laakiin ma laha sharciyo iyo siyaasado ay ku shaqeeyaan… sidaasi darteed wasaaraddu waxa ay dooneysaa in ay buuxiso firaaqaas oo dalkeenu yeesho sharci iyo siyaasado lagu hago isgaarsiinta,” ayuu yiri wasiiru-dowlaha oo intaasi ku daray inuu ka rajeynayo in hay’adaha, shirkadaha, ururradda ay khuseyso iyo isticmaalyaasha isgaarsiinta in ay taladooda ku soo biiriyaan ka hor 10ka Janaayo 2020.

Golaha Wasiirrada ayaa waxa uu dhowaan ansixiyey Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda Qaran ee Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda dalkaas, taas oo jiheyn doonta howlaha horumarinta ICT-da dalka ee shanta sano ee soo socota (2019-2024).

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba 

Baydhabo(SONNA);-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno…

April 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud

Muqdisho (SONNA);-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Mesegawaa ee…

GudahaWararka
August 26, 2024

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo agab Caafimaad ku wareejisay Galmudug

Muqdisho.(SONNA)...Maamulka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa agab Caafimaad ku wareejisay maamulka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo xubno ka socday Guddigga Gurmadka ee…

Gudaha
April 19, 2021

Wasiirka Warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah gabdhaha saxafiyiinta Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane, Daa'uud Aweys Jaamac ayaa Tababar u furay 30 xubnood oo ka mid ah…

GudahaWararka
July 18, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo xiray shirka wasiirada maaliyadda Geeska Afrika

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo xiray kulanka 27-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga…

GudahaWararka
January 28, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023