Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley magaalada Caabudwaaq
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley magaalada Caabudwaaq
GudahaWararka

Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley magaalada Caabudwaaq

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 28, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):-Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo  laga oofiyay qisasta Allaha u naxariistee Wariye Cabdikariin Ahmed Bulxan oo horay uu  udiley, kaas oo ka tirsanaa Warbaahinta Qaranka.

Dilka Wariyaha ayaa waxaa ka hadlay badi madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah Bulshad, iyaga oo codsaday in tiirka la horgeeyo Eedaysanaha, si uu caddaaladda u helo, waxaana ugu dambeyn maanta lagu xukum dil toogasho ah qisaastii.

Toogashada lagu oofiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal waxaa soo dhaweeyey qaar ka mid ah Bulshada qeybaheyda kala duwan oo ay isugu jiraan Aqoonyahaanno iyo waxgaradka.

Cabdullaahi Saciid oo ka mid ah Cilmibaarayaasha Soomaaliyeed, oo ka hadlay dhacdadaan ayaa ku tilmaamay in Caabudwaaq ay cagta saartay jidkii nolosha iyo xasiloonida, xilli uu xusay in muddooyinkii dambe ay bulshada ay doorbiday maxkamadaha taas oo sahashay in la helo caddaaladda.

Mar uu ka hadlayey arintaan waxa uu yiri, “Ilaa sadex nin oo midkastaa si geesinimo leh u qirtay inuu dil bareer ah gaystey ayaa lagu wada xukumey dil toogasho ah oo ah qisaasta dadkii ay dileen. Waxaa la yaab leh in ay ayagu codsadeen in laga oofiyo dhiiga ay galeen!

Allah ha u naxariisto kuwii hore ay u dileen iyo kuwa xadka laga oofiyey dhammaantood. Meeshaas waxaa ka baxay culaysyo badan oo ka yimaada marka dilalka noocaan ah dhacaan.

Dambiilaha in la qabto waxa ay dan u tahay naftiisa, waxa ay dan u tahay ehelka qofkii uu diley, waxa ay dan u tahay ehelkiisa oo aan awood u lahayn xoolaha magta ee dhowr boqol la gaarsiiyey sanadihii dambe, waxa ay kaloo dan guud u tahay bulshada oo dhan.

Sanadahaan waxaad mooddaa in xukunka maxkamadaha dadku doorbidayaan kana daaleen odayaashii ula dheeraa ee caddaalada ka fogaa. Dilka jooji haddii aadan joojinayn is dhiib ha lagu dilee.”

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo…

Wararka
May 25, 2020

Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ka dhan ah damaca Gurracan ee Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Maanta oo ay tariikhdu tahay 28/06/1445 , kuna beegan 10/01/2024 waxaa hotel-ka SYL ee magaalaada Mogadishu ka qabsoomay shir ay…

GudahaWararka
January 10, 2024

Booliska gobalka Banaadir oo mamnuucay Beensalka muraayada hore ee Bajaajta lagu xiro

Muqdisho (SONNA):- Taliska Qeybta Guud ee Booliska gobalka Banaadir oo amar ka soo baxay ayaa dhamaan wadayaasha Moota Bajaajta ee…

GudahaWararka
January 11, 2024

Cabsi laga muujiyay shirka Nukliyeerka ee Iiraan iyo Mareykanka

Muqdisho (SONNA):-  In kasta oo aad loo soo dhaweeyay wada hadalka dib u soo nooleynta heshiiskii nukliyeerka haddana waxaa jira…

CaalamkaWararka
April 3, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023