Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Tirada Qoxootiga ka gudbaya xadka Turkiga uu la wadaago Gariigga oo sii kordhaysa
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Tirada Qoxootiga ka gudbaya xadka Turkiga uu la wadaago Gariigga oo sii kordhaysa
Wararka

Tirada Qoxootiga ka gudbaya xadka Turkiga uu la wadaago Gariigga oo sii kordhaysa

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 2, 2020
2 Min Read
Share

Turkey(SONNA) Waxaa ay sii kordhayso tirada dadka qaxootiga  ah ee ka gudbaya xadka  u dhaxeeya Turkiga iyo Griiga,  Ayaawararku waxay sheegayaan in tiradda dadka qaxootiga ah ee ka gudbay xadka ay kor u sii dhaafayso in ka badan 80,500, kuwaasi oo doonaya in ay uga gudbaan   Turkiga dhanka Yurub,sida ay ku soo waramayso (Ifraax Cabdullaahi) oo ka tirsan wakiiladda Warbaahinta Qaranka ee dalka Turkiga.

Dadkaasi oo isugu jira ajaaniib kaladuwan ayaa waxaa qeyb ka ah muwaadiniin Soomaaliyeed,Wararka waxay xaqiijinayaan in dhibaatooyin badan ay wajahayaan dadkaasi naftoodki ku biimeeyey halista tahriibka,sida cuno la’aan biyo,hooy,iyadoo cimiladu ay yihiin kuwo aad u qabow.

Qaxootiga ayaa ka tagaya Turkiga iyagoo sii maraya waqooyiga Galbeed ee gobolka Edirne oo xuduud la leh Griiga iyo Bulgaria.

Kumanaan qaxootiga ah oo ku qulqulaya Pazarkule Ayaa waxaa ka mid ah  Muwaadinin Soomaaliyeed oo ku sugnaa dalkan turkiga,waxaana ay doonayaan in ay  ka gudbaan xadka ay turkiga la leeyahay Gariigga,balse weli si rasmi ah looma hayo tirikoob cadeynaya tirada dadka muhaajiriinta ah.

Arintaan ayaa bilaabatay maalinimadii Jimcaha 28Feb2020 Ka dib markii saraakiisha Turkiga ay sheegeen inaysan mar dambe isku deyi doonaan inay joojiyaan qaxootiga doonaya in ay  gaaraan Yurub oo qaxootiga ku ahaa dalka turkiga.

Dowldda Turkiga ayaa sheegtay in ay magangalyo siisay ku dhawaad 3.7 milyen qaxooti  Suuriyaan ah,Sababta keenaty in ay dowlada turkiga ku dhawaaqdo in ay xaduudkeda furto ayaa daba joogtay weerar ay ciidamada taliska Siiriya ku qaadeen ciidamada Turkiga ee aaga Idlib, kaas oo ay ku dhinteen 34 askari.

Xukuumadda (Ankara) waxay dhowr jeer cabasho ka muujisay in Yurub ay ku guul darreysatay inay dhawrto balanqaadyadeeda sida ku xusan heshiiskii 2016-kii ee EU-Turkey ee qaxootiga si looga caawiyo qaxoootiga.

W/Q Ifraax Cabdullaahi (Turkey)

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Jubbaland oo ka warbixisay howlgalladii ugu dambeeyay ee jabka xooggan loogu geystay khawaarijta

Kismaayo-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland Sarreeye gaas, Yusuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee…

GudahaWararka
August 6, 2024

Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee dhawaan gacanta ku dhigay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo bandhigay Hub, Saanad…

GudahaMaqaalladaWararka
August 11, 2025

Kumaandooska Danab oo howlgal gaar ah ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

Muqdisho,(SONNA):- Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab oo qorsheynayay in ay weerar fuleynimo ah ka fuliyaan deegaanka Janaay-Cabdalle iyo deegaannada kale ee ku…

GudahaMaqaalladaWararka
August 13, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo munaasabadda ciidda awgeed cafis u fidiyay 179 maxbuus “SAWIRRO

Muqdisho (SONNA)-Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa xabsiga dhaxe iyo xabsiga MBC ee Ex-koontarool Afgooye ka sii daayay maanta 179…

GudahaWararka
May 12, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023