Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Ka Qaybgalaya Doodaha Heerka Sare ee Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah.
    June 5, 2026
    Ciidamada Amniga oo soo gabagabeeyay hawlgal lagu sugayay amniga Caasimadda
    June 5, 2026
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga qabanqaabada xuska maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada
    June 5, 2026
    Taliska Booliska Gobolka Banaadir oo digniin ka soo saaray maleeshiyaadka amniga qalqalgalinaya
    June 4, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Hambalyeeyay guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed
    June 4, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Taliyaha cusub ee guutada Abuu Dujaana oo xilka la wareegay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha cusub ee guutada Abuu Dujaana oo xilka la wareegay
GudahaWararka

Taliyaha cusub ee guutada Abuu Dujaana oo xilka la wareegay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: March 19, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Taliye ku xigeenka ciidanka dhulka Jeneral Cabdullaahi Aaden (Cirro) ayaa xilka u kala wareejiyey taliyihii hore ee ciidamada guutada 27-aad ee Abuu Dujaana Gaashaanle Nuurdiin Xuseen Macalin iyo Taliyaha cusub ee guutada 27-aad ee Abuu Dujaana Gaashaanle Maxamed Nuur Maxamed Cabdi oo dhawaan uu taliska xoogga dalku u soo magacaabay guutadaan.

Xil wareejinta oo ay soo abaabuleen guddiga xil wareejinta oo uu hogaaminayay G/sare Yoonis Maxamed Cali oo ahaa guddoomiyaha gudiga xil wareejinta guutada Abuu Dujaana ee ciidanka xoogga dalka ayaa taiye xigeenka la wadaagay shaqadii ay soo qabteen iyo tiro koobka, ciiddanka guutada, hubka iyo Gaadiidka, taas oo lagu soo aruurshay galka xil wareejinta.

Taliye ku xigeenka ciidanka dhulka jen Cabdullaahi Aden Xuseen Cirro oo xil wareejinta ka dib la dardaarmay Taliyaha Cusub ee Saraakiisha la shaqeynaysa ayaa sheegay in looga fadhiyo xoojinta Dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta oo ay door weyn ku leeyihiin cuidamada guutada 27-aad ee Abuu Dujaana.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Ka Qaybgalaya Doodaha Heerka Sare ee Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah.

Muqdisho- SONNA-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Marwo Khadra Ducaale,…

June 5, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka xanaanada xoolaha Soomaaliya oo shir caalami ah uga qaybalay Nairobi

Nairobi (SONNA): Wasiirada wasaaradda xanaanada xoolaha dowladda FS mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeyb…

GudahaWararka
July 26, 2023

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Wargaadhi Shabeellaha Dhexe

Muqdisho,(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Wargaadhi ee Gobalka…

GudahaWararka
January 18, 2024

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay 249 Kartoon oo Taabuug ah

Muqdisho(SONNA):-Hay’adda tayadhowrka Soomaaliyeed ayaa dekadda Weyn ee Muqdisho ku qabatay Kunteenar ay ku jiraan 249 Kartoon oo Taabuug ah kaas…

GudahaWararka
March 24, 2024

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furay kulliyadda duulista rayidka

Muqdisho-(SONNA)-Jaamacadda Mogadisho ayaa daah furtay kulliyaddii ugu horreysay ee lagu baranayo cilmiga duulimaadyada rayidka ah ee Soomaaliya, taas oo noqonaysa…

GudahaWararka
August 21, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023