Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed
    June 11, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray magaalada Jowhar
    June 11, 2026
    Madaxweyne Cali guudlaawe oo u hambalyeeyay hoggaamiyaha cusub ee koofur galbeed
    June 11, 2026
    ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง l๐š๐ ๐ฎ d๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ q๐š๐š๐›-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž m๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š m๐ฎ๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ lagu qabtay
    June 11, 2026
    Aqoon-isweydaarsi sare oo ku saabsan Teknoolojiyadda Internet-ka oo Muqdisho lagu qabtay
    June 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirto
    June 10, 2026
    Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
    June 9, 2026
    Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka โ€˜Curadโ€™
    June 3, 2026
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Bulshada Soomaaliyeed oo ka falcelisay soo celinta Garsoore Cumar Cartan
    June 11, 2026
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
Reading: Soomaaliya oo wali wadda ka hortagga damaca Itoobiya (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo wali wadda ka hortagga damaca Itoobiya (WARBIXIN)
GudahaMaqaalladaSiyaasadda

Soomaaliya oo wali wadda ka hortagga damaca Itoobiya (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: January 9, 2024
5 Min Read
Share

Maamulaha guud ee Xawaalada WorldRemit, Ismaaciil Axmed oo lagu eedeeyay Naceybka Soomaalinimada ayaa muddo ku howlanaa/Maalgelinaayay sidii loo kala fogeyn/qeybin lahaa Waqooyi iyo Konfurta Shacbiga Soomaaliyeed, isagoo adeegsanaaya Xawaaladiisa, Ganacsadahaan ayaa lagu xantaa inuu xiriir la leeyahay Sirdoonka Ethiopia, sida uu Wakaaladda Wararka ee SONNA u sheegay Ciise Xasan oo ah Khabiir ku takhasusay falanqeynta dhinaca Ammaanka, kuna sugan Magaalada Helsinki ee Dalka Finland.

Shaqsigaan ayaa maamula Xawaalada (WorldRimit) iyo 3-Ngo, kuwaasi oo kala ah: ย Sahmiye Foundation, SahanBook iyo app-ka Daarzi, Muwaadiniintana looga digay inay adeegsadaan, Maamulahaan ayaa muddo gaaban Bartiisa Facebook soo geliyay laba Qoraal oo mid uu ku taageeraayo Heshiiska Is-fahanka Ethiopia & Somaliland, halka mid kale uu ku calaacalaayo in ugaarsi lagu hayo Ganacsigiisa, Wuxuuna intaasi raaciyay in Shirkadiisa WorldRemit, inuu Ganacsiga Xawaalada ka xoogsada, kuna faanay in dhaqdhaqaaqa Xawaaladiisa ay Konfurta iyo Bartamaha Dalka lacagaha ay u kala xawisho ay ka hooseyso 0,3-%, Xawaalada xooggeedan ay ka howlgasho Dalka Ethiopia.

Dowladda Jabuuti ayaa iyadana markii ugu horreysey ka hadashay damaca Itoobiya ay ku raadineyso Dhul iyo Bad Soomaaliyeed, waxayna sheegtay inay ka walaacsan tahay xiisadda ka soo cusboonaatay Soomaaliya iyo Itoobiya. Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jabuuti ayaa bayaan ay soo saartay ku soo jeedisey in Xiisadda labada dal lagu dhammeeyo tub wadaxaajood oo nabadoon.

“Jamhuuriyadda Jabuuti oo hadda ah hoggaanka urur gobolleedka IGAD, ย waxayna xaqiijinaysaa inay si qoto dheer u ilaalinayso, madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee dhammaan xubnaha ururka IGAD, sida ku cad heshiiska IGAD iyo dastuurka Midowga Afrika” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wadanka Jabuuti, wuxuuna hadalkaan imaanaya iyada oo Ethiopia ku xafgudubtay madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Dhinaca kale Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af qabto Warbaahinta iyo dadweynaha gobollada waqooyi ee dalka ee ka dhiidhinaya Is-afgaradka sharci daradda ah ee xadgudubka ku ah gobonimada iyo sharafta dadka Soomaaliyeed ee uu la soo galay dowladda Itoobiya.

โ€œIn la beegsado Weriye iyo Warbaahin si madax banaan oo dheelitiran u tabinaysa wararka iyo xaqiiqda deegaanada Somaliland ka taagan maanta ee ay ku kaceen laamaha amniga ee Somaliland waa nasiib darro muujinaysa halka uu taagan yahay heerka ku xadgudubka xaquuqda aadanaha iyo ku dhaqanka sharciga. Dareenka waddaniyadda iyo dal jaceylku ku jiro ee dadka gobollada waqooyi, xoog laguma maquunin karo, lagumana af qaban karo, waxaana ay xoojinaysa in kacdoonka shacbigu laba kacleeyoโ€, ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka.

โ€œHeyโ€™adaha amniga ee maamulka Somaliland waxaan uga baaqaynaa in ay ka waantoobaan u hiilinta iyo garab siinta is afgaradka sharci daradda ah iyo damaca Itoobiya ku doonayso in ay ku qaadato dhul iyo Bad Soomaaliyeed, taasoo qatar ku ah mustaqbalka iyo karaamada dadka gobollada waqooyi ku nool iyo guud ahaan Ummaddnimada shacabka Soomaaliyeed. Dowladda Soomaaliya waxa ay si buuxda u bogaadinaysaa uguna mahad celinaysaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka gobollada waqooyi oo sida lagu yaqaanay dadkeena meel adag iska taagay, iskana diiday damaca gurracan ee Itoobiya ku doonayso in ay ku qaadato qeyb ka mid ah badda iyo dhulka Soomaaliyaโ€ ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka.

Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa codkooda ku biiriyay sida ay uga soo horjeedaan weerarka qaawan ee ay dowladda Itoobiya ku heyso madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Qurbajoogta ayaa Dalabkooda waxaa ka mid ah baaq ay u direen guddiga bixiya billadda nabadda ee Nobel Peace Prize, iyaga oo ugu baaqay in ay Raโ€™isul Wasaaraha Itoobiyaa Abiye Axmed ka xayuubiyaan billadda, maadaama sidaย  uu meelo ka baxsan xuduudiisa ka abuurayo colaado,iyo boob sharci darro ah.

Qurbajoogta ayaa qorsheynayaa garyqaanno gaar ah oo codsigan gudbiya marka uu helo saxiixa shacbiga Soomaaliyeed. Haddaba si codku meel dheer u gaaro saxiix codsiga lagu dalbanayo billad ka qaadistiisa Abiye Axmed.

https://www.change.org/p/petition-to-revoke-abiy-ahmed-s-nobel-peace-prize-over-horn-of-africa-conflicts.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe oo maanta la wareegay xilka maamulka koofur galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay…

June 11, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiye Baashe oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha maxkamadaha degmooyinka

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu…

GudahaWararka
March 25, 2023

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuc ku saabsan horumarinta Caafimaadka Hooyadda iyo Dhallaanka

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Cafimaadka iyo daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc…

GudahaWararka
June 18, 2023

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo boogaadisay wiil Soomaali ah oo galay kaalinta 2 aad ee tartanka feerka

Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa ka qayb gashay daawashada tartanka feerka ee heerka dhexe,kaas oo…

Gudaha
December 27, 2024

Wasiirka qorsheynta oo Muqdisho ku qaabilay siihayaha safiirka Norway

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaraddan qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaanย  Sheekh Faarax (Beenebeene) oo uu…

GudahaWararka
January 17, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023