Pretoria-(SONNA)-Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Koofur Afrika Amb; Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda ee South Afrika Dr.Naledi Pandor.
Amb; Maxamed Sheekh Isxaaq iyo Wasiirka arrimaha dibedda Koofur Afrika Dr.Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojinlahaa xiriirka laba geesoodka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal.
Amb; Maxamed Sheekh Isxaaq โSharaf ayay ii ahayn in aan la Kulmo Wasiirada Arrimaha Dibadda ee wadanka Koonfur Africa Dr.Naledi Pandor taasoo aan ka wada hadalney sidii loo xoojinlahaa xiriirka laba geesoodka ee taariikhiga ah oo ka dhaxeeya labada dalโ.