Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya Cadowgeeda koowaad waa Xabashida (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya Cadowgeeda koowaad waa Xabashida (WARBIXIN)
GudahaMaqaalladaSiyaasadda

Soomaaliya Cadowgeeda koowaad waa Xabashida (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: September 1, 2024
6 Min Read
Share

Cadowtinimada Soomaalida iyo xabashida waa mid soo soo jireen ah, waxa uuna ka soo bilowday Qarniga 15-aad, waxaana halganka Shumaca shiday Al- imam Axmed Gureey, waxaa kaloo Labada dal ay horey u dagaalameen labo jeer, kuwaasi oo kala ahaa sanadadii 1964-kii iyo 1977-kii. Mar walba dagaalku wuxuu lahaa ruux iyo waxyaabo kiciya dareenka dadka oo Dowladihii jiray u sahlay inay shacabku bixiyan xoog, Xoolo iyo Naf, Madaxdooda adeeca, oo hadalkoodana loo hoggaansamo.

Sida ku xusan diiwaanka, dagaalkii 1964-kii, Dowladdu waxay dadka ku kicineysay dhulka maqan iyo wadaniyad waxaana joogtay madax lagu yaqaano wadaniyad oo indho u ahaa dagaalka sida Aadan Cabdulle Cusmaan โ€˜Aaden Cadeโ€™, Cabdirashiid Cali Sharmaโ€™ake, Cabdullaahi Ciise iyo Jeneraal Daaud dhammaantood allaha u naxariistee, halka Dagaalkii 1977-kiina, ruuxda dagaalku waxay aheyd inay Soomaali leedahay awood ciidan iyo hub ay dhulka maqan ku soo ceshato, waxaana joogay madax iyo saraakiil kalsooni ciidan lagu qabo oo dagaalka hormuud u ahaa sida Gen.Maxamed Siyaad Bare, Gen.Maxamed Cali Samatar, Maxamed Nuur Galaal, Gen. Neero, Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo saraakiil kale.

Hadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweyne ka ah Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, waana ku kalsoonahay inuu ka soo bixi karo inuu mar kale difaaco Qaranimada, Madaxbanaanida, shatafta iyo karaamada Dalka iyo dadka Soomaaliyeed, sida uu u difaacay damacii guracnaa ay dowladda Kenya u damacday Baddeena oo aan heer Maxkamdeed isla gaarnay, haddana waxa uu heli karaa cid uu la kaashado, maadaama uu dalkeennu ku jro dib u soo kabasho, burburkii dalka kadib, waxaana si xoowli ah u socda dib u dhiska ciidanka Qalabka Sida iyo qalabeyntoodaba.

Wasiir ka tirsan Dowladda Itoobiya ayaa dhawaan Soomaalida u maana sheegtay, isagoo leh Soomaaliya waxa aan ku bixinay Naf iyo Maal fara badan, balse waxaa la garamay masuul ka tirsan dowladda Soomaaliya,โ€œWaa jiraan Ciidamo Itoobiya iyo guud ahaan howlgalka ATMIS uga dhintay dagaalka lagula jiro Khawaarijta, balse taasi micnaheedu ma ahan aan baddaada iyo dhulkaaga qaato, intaasi waxaa ka badan inta nooga dhintay si dalka looga xoreeyo gumeysigaโ€, sidaasi waxaa yiri:- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFs Mudane Axmed Macallim Fiqi, wuxuuna intaasi raaciyay inaysan jirin wax gooya qiimaha wadajirka dhuleed iyo badeed ee Soomaaliya, haddii ay tahay maal ama dhiigba.

Hadalka Wasiirka ayaa daba jooga hadallo xanaf lahaa oo ka soo yeeray masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya mar uu ย shir jaraaโ€™id ku qabtay xarunta wasaaradda ayuu ka hadlay qodobbo dhowr ah oo ku saabsan halka ay marayaan wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna dhaliilay hadallo ka soo yeeray masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya, isagoo carabka ku dhuftay in hadalada xanafta ah ay sii adkeynayaan Xaaladda haatan jirta.

Wasiirka oo ka jawaabayay hadaladii Itoobiya ee ahaa โ€˜in ay jiraan ciidamo Itoobiyaan ah oo dhiig u huray difaaca Soomaaliyaโ€™ ayaa sheegay in ciidamada Itoobiyaanka ay sidoo kale gacan ka geysteen dilka in ka badan 20 kun oo Soomaali ah intii u dhaxeysay sanadihii 2007-2008-kii, sidoo kalena ay burburiyeen hanti dadweyne, ayna sababeen barakaca Dad gaaraya 800 kun oo qof.

Dhinaca kale Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo aan aqoon qaabka ama fahansaneyn Mucaaradnimada ayaa Warbaahinta la soo taagan Erayo munaasab ku aheyn xilliga la joogo, loona akhri karo โ€˜Qaaiโ€™inu Wadanโ€™, marka Xildhibaan Zama Zam Muxumad Cumar โ€˜Gobsanโ€™ oo Qolooyinkaasi ka hadleysay ayaa tiri:- โ€œ War waxaasi Mucaaridnimo ma ahane, Mucaaradnimo anagaa ku soo Caana maalnaye, adinku wixiina mucaaradnimo ma ahane, waa ku macno beeleysiinโ€, taasi oo loo fasiri karo โ€˜Mucaaradnimadiina mid maca leh ma ahan, marka loo eego waaqiga jira iyo xaaladda markaasi taagan.

Marka laga hadlaayo heshiis yaa gali kara? โ€œHeshiisyada caalamiga ah waxaa awood u leh inay gasho dowladda dhexe, wax door ah kuma lahan dowlad goboleedyadaโ€ sidaasi waxaa yiri:- Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka tirsan Golaha Aqalka sare oo la hadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heshiisyada caalamiga ah ay awood u leedahay oo kali ah dowladda dhexe,wax boos ahna usan uga bannaaneeyn dowlad goboleedyada dalka.

โ€œHeshiisyada caalamiga ah waxaa awood u leh inay gasho dowladda dhexe, wax door ah kuma lahan dowlad goboleedyadu, marka heshiiska ay Soomaaliya la gashay Masar waxaa dalkeena ugu jira faaโ€™iidooyin badan.โ€ Saneterka ayaa tilmaamay sida ay muhiimdda u leedahay ilaalinta qaranimada midnimada ummadda, si cadowga Soomaaliyeed loogu midoobo, wuxuuna sii raaciyay hadalkiisa in Soomaaliya ay faaโ€™iida weyn ugu jirto heshiiska ay la gashay dowlada Masar, islamarkaan wax badan ay ku soo kordhineyso dalka.

Xil. Ifraah Noolooye ayaa iyadana ku hadal darsatay, waxayna tiri:- “Qofna kuma raali gelinayo in dhulkeyga ama baddeyda lagu soo xad gudbo, dowladana innaga ayaa u idmanay in ay heshiisyada waxtarka leh gasho”, waxayna dhammaan Xildhibaanadaasi daba joogaan hadlkii muritda badnaa ee uu kal hore ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uuna yiri:- โ€œSoomaaliya waa xor, cidda ay doonto ayay la heshiineeโ€ , xilli dowladda Soomaaliya ay iskaashi militery wada saxiixdeen dowladda Masar oo ay cadow u aragto Itoobiya.

Marka laga hadlaayo colaadda ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Xabashida waxaa lagu tilmaamaa inay tahay mid soo jireen waxaad taasi ka dheehan karta sida uu yiri:- Xildh. Cabbdinuur “Markaan Ciyaalka aheyn qofka noogu dhibka badan ama noogu xaasidsan, waxaan dhihi jirnay โ€˜Xaasidsanidaa ma Xabashi baa tahayโ€™ yacni Cadaawadda Ethiopian-ka aan u qabno awgeed”.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Cali Balcad oo sheegay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya & Masar in loo badali doona ficil

Qaahira (SONNA):- Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay booqashooyinka,…

GudahaWararka
January 22, 2024

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada XFS oo Xarardheere ku booqdey ciidamada difaaca deeganka

Muqdisho(SONNA):-Safarkan dhulka ah oo ku tagey Dhuusamareeb ilaa Xarardheere wasiir kuxigeen wasaaradda isgaarsiinta tignolajiyada dowladda Soomaliya Xildhibaan Xussen Axmed Culusow…

GudahaWararka
August 20, 2023

Iskaashaatada Beeraleyda Baladweyne oo soo bandhigtay nuucyada dalagyada ee ka baxa degmadaasi

Madax ka tirsan maamulka Hirsgabeelle kan degmada Baladeryn iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay xaflad idowga iskashatada Beeraleyda Degmada…

Gudaha
June 25, 2021

Wasiir Al-Caddaala: 48-dii Saac ee lasoo dhaafay 17 howlgal ayaa Galmudug ka dhacay waxaana ku dhintay in ka badan 120 khawaarij ah

Dhuusamareeb-(SONNA)- Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada xoogga dalka…

GudahaWararka
September 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023