Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shirka xeer ilaalinta dalka oo ka furmaya Baydhabo+ Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Shirka xeer ilaalinta dalka oo ka furmaya Baydhabo+ Sawirro
Wararka

Shirka xeer ilaalinta dalka oo ka furmaya Baydhabo+ Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 21, 2019
2 Min Read
Share

Baydhabo-(SONNA)- Wafdigaan uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee dalka ,ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo Ee xarunta gobolka Baay, waxaa qayb ka ahaa Xeer Ilaaliyah guud ee qaranka,Waxana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Kusoo dhaweyay Wasiiro,Xildhibaano,Iyo Guddomiyaha Maxkamada Sare Ee DGKGS.
Waxaan Wafuuda Baydhabo Soo gaarey Ka Mid ah Xeer Ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha Ka ah Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ,oo Maalinta Barita ah Shir Uga Furmi doona Baydhabo,

Mohamed Sheekh Cusmaan Oo Ah Xeer Ilaaliyah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland ayaa sheegay in uu aad ugu Farsanyahay Imaasha Baydhabo,uuna ka qeyb gali doono Shirka Xeer Ilaaliyaha Dalka oo halkan lagu qaban doono.
Guddoomiyaha Maxkamadad Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahmed Ali Muuse ,oo ugu horeen halkaasi ka hadaley ayaa wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiayaha Maxakadda sare Ee Dalka Baydhabo ku soo dhaweyay.
Dr.Ahmed Ali Daahir ,Xeer ilaaliyah Guud Ee qaranka Ayaa ka warbixiyay Ujeedada Baydhabo usoo gaareen isagoona si rasmi ah ushaaciyay In Bari Shirka xeer Ilaaliyasha Dalka ย Baydhabo uga furi Doono.

Guddomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Ahmed ,ayaa Masโ€™uulyiinta Dowlad Goboleedka ย Koonfur Galbeed Ugu ย Mahadceliyay Sida Wanaagsan Ay Baydhabo ugu soo dhaweyeen.
Bari aya lagu wada in Baydhabo uu ka Furmo Shir ay isugu imaan doonan Xeer ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Fedaraalka Soomaaliyaa ,iyo Dowladda dhex Kaasi oo socon doona Muddo ย Seddax ย Maalin ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgalka Africom oo faah-faahin ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah Daacish ee ka socda gobolka bari

Muqdisho-(SONNA)-War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa lagu faah-faahiyay howlgallada ka dhanka ah…

GudahaWararka
February 12, 2025

Aqalka sare oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada

Muqdisho-(SONNA)- Sanatarrada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka la-dagaallanka Argagixisada oo horey uga soo gudbay Golaha…

GudahaWararka
March 14, 2023

Bakool:dad xoolo dhaqato ah oo ku waxyeeloobay qarax miino.

Wararka ka imaanaya degmada Xudur ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay soo gaareen dad xoolo dhaqato ah oo manta…

Gudaha
January 7, 2023

Guddiga arrimaha xabsiyada ee BJFS oo kulan la qaatay masโ€™uuliyiin ka socotay Hay’adaha UNSOM iyo UNDC

Muqdisho Agoosto,(SONNA):- Guddiga arrimaha xabsiyadda ee golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyaddda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay masโ€™uuliyiin ka socotay…

GudahaWararka
August 12, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023