Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyo M/gobolleedyada
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyo M/gobolleedyada
GudahaWararka

Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka iyo M/gobolleedyada

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 31, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA);- Ku-simaha wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Amb Ilyaas Sheekh Cumar oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka wasaaradda Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa Muqdisho ka furay kulan wada-tashi ah oo dhexmaray Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo Wasaaradaha Dastuurka ee Dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo dhammeystirka dastuurka dalka,xoojinta wada shaqeynta heerarka kala duwan ee dowladda, waxqabadkii hay’adaha dastuurka Labada heer sanadka 2024, caqabadihii jiray, guulihii la gaaray iyo qorshaha istiraatiijiyadda 2025, oo ay ku jirto hirgelinta qorshaha isbeddelka qaranka ee “NTP” iyo mudnaanta howlaha muhiimka ah ee sanadka cusub.

Wasiirada Dastuurka ee maamul-goboleedyada ayaa ballan qaaday xoojinta wada-shaqeynta iyo dhammeystirka dastuurka iyagoo uga mahadceliyay Wasaaradda dadaallada mudnaan siinta dastuurka, Wasiir Amb Ilyaas oo sheegay in madaxda dalka ka go’antahay dhameystirka dastuurka ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda iskaashiga heer federaal iyo dowlad-goboleed si loo xaqiijiyo dastuur wadatashi bulsho ku dhisan asaga ku ammaanay dardargelinta wada-shaqeynta iyo dadaalkooda ku aaddan daadajinta dastuurka ilaa heer degmo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wafdi Ka socda DFS iyo QM oo Booqday Mashaariicda Sanduuqa Wadajirka ee Ka Socda Baydhabo

Baydhabo-(SONNA):- Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Muqdisho ayaa shalay…

GudahaWararka
October 29, 2024

Maamulada Soomaalida Itoobiya iyo kuwa Canfarta oo gaaray heshiis

Madaxweyniyaasha labada degaan ee Soomaalida iyo Canfarta, Mustafa Muxumed Cumar iyo Awal Arba ayaa qalinka ku duugay heshiis nabadeed oo…

Gudaha
April 9, 2021

Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in Duqeyntii ka dhacday puntland lagu dilay xubno badan oo katirsana khawaarijta

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeymaha ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen buuraha…

GudahaWararka
February 3, 2025

In ka badan 60-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay gobola Baay

Baydhabo (SONN): Hawlgal qorshaysan ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Koofur Galbeed ka fuliyeen deegaanka Ceel-dhuun oo hoos taga…

GudahaWararka
July 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023