Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Shir looga hadlayo quudinta ardada Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shir looga hadlayo quudinta ardada Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay
GudahaWararka

Shir looga hadlayo quudinta ardada Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: February 21, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Shir looga hadlayey qiimaha ay quudinta ardayda dugsiyada Soomaaliyeed ay u leedahay horumarinta kartida iyo karaanka aadanaha (Human Capital Development) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay Soomaaliya martigalisay ayaa waxaa qeyb ka ahaa waddamada Faransiiska iyo Finlaan oo hadda si wadajir ah u guddoomiya Isbahaysiga Quudinta Ardayda Dugsiyada (School Meals Coalition).

Ujeeddada shirkan ayaa ahayd in la soo bandhigo qiimaha iyo saamaynta wanaagsan ee quudinta ardaydu u leedahay sare u qaadista waxbarashada ubadka, iyo in loo qareemo barnaamijka quudinta ardayda. Waxaa kale oo shirka ka soo qeybgalay qaar ka mid ah diblomaasiyiinta dalalka aynu saaxiibbaha nahay ee taageera waxbarashada sida Midowga Yurub, Talyaaniga, Madaxa Hayโ€™adda Cuntada Adduunka u qaabbilsan Soomaaliya iyo madaxda hayโ€™ado badan oo caalami ah. Masโ€™uuliyiin ka socday Rugta Ganacsiga, iyo qaar ka mid ah shirkadaha waaweyn ee ganacsiga dalka ayaa iyagana shirkan ka soo qeybgalay.

Wasiirka Waxbarashada oo hadal dheer ka jeediyay shirka, ayaa si weyn u tilmaamay ahmiyadda ay quudinta ardayda dugsiyada u leedahay koboca waxbarashada ardayga Soomaaliyeed. โ€œWaxa aan doonaynaa in dugsiyadu noqdaan goobo daryeel iyo danqasho siiya ubadka Soomaaliyeed, in iskuuladu noqdaan meel ubadku ka dugsado jahliga iyo gaajadaโ€, ayuu yiri Wasiir Faarax Cabdulqaadir.

Masโ€™uuliyiinta u hadlay dalalka Faransiiska iyo Finlaan ayaa iyagana tibaaxay qiimaha quudinta ardayga, waxaana ay ballanqaadeen in ay garab taagan yihiin taageeridda wax walba oo lagu kobcinayo karaanka aadanaha ee ardayga Soomaaliyeed.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Qalabka Sida oo Gobalka Galgaduud ku dilay 3 dhagar-qabe

Dhuusameeb-(SONNA)-Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay seddax…

GudahaWararka
September 27, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka dadkii musiibadu ku habsatay ee dalka Turkiga

Muqdisho:-SONNA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dadaalka dowladda…

GudahaWararka
February 17, 2023

Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo daahfuray waraaqdda qiimaynta Caafimaadka

Muqdisho (SONNA)- Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa dib u casriyeen ku sameeyay xaashida dhaqtarka ee dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa…

GudahaWararka
September 12, 2020

Madaxda Kuuriyada Koonfureed oo cafis u fidiyay madaxweynihii hore

Maamulka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in ay cafis gaar ah u fidiyeen madaxweynihii hore ee dalkaasi Park Geun-hye,ka dib markii…

Caalamka
January 7, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023