Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Shacabka tuulada Gareer-moogaw oo maamulka Xudur ka codsaday diiwaan gelinta Tuuladooda.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Shacabka tuulada Gareer-moogaw oo maamulka Xudur ka codsaday diiwaan gelinta Tuuladooda.
GudahaWararka

Shacabka tuulada Gareer-moogaw oo maamulka Xudur ka codsaday diiwaan gelinta Tuuladooda.

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: April 10, 2021
2 Min Read
Share

Shacabka tuulada gareer moogaw oo hoostagta degmada Xudur ayaa maamulka ka codsaday in liiska tuulooyinka loogu daro maadaama tuuladaas ay ka maqan yihiin adeegada asaasiga ah.

Maamulka degmada Xudur ee gobolka bakool, golaha malaaqyada, laamaha amniga, hay’adaha bani’aadanimada ka shaqeeya iyo guddiga tuulada Gareer-moogaw ayaa ka wada hadlay sidii deegaankooda loogu aqoonsan lahaa tuulo ka madax-bannaan tuulada madax=waraabe oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada degmada Xuddur.

Guddiga tuulada Gareer-moogaw ayaa kulanka ka sheegey sababta ugu weyn ee ay u door bideen in tuulada la madax banaaneeyo ay tahay tuulada oo dhan walba u fideysa, bulshada degan tuulada oo aad u badan una baahan in ay helaan adeegyada aasaasiga u ah bulsho iyo gargaarka bani’aadanimada ee lagaarsiiyo dadka degan tuulooyinka. Waxayna maamulka degmada Xudur ka codsadeen in tuulada  oo ay maamul u sameysteen loo aqoonsado hay’adahana lagaarsiiyo jiritaankeeda.

Afayeenka golaha malaaqyada degmada Xudur Cali Aadan Wiir oo kulanka ka hadlay ayaa soo jeediyey in odayaasha dhaqanka ay bogaadinayaan in la tixgeliyo codsiga bulshada gareer-moogaw.

Masuuliyiinta maamulka degmada Xudur oo kulanka lagu casuumay ayaa sheegey in ay muhiim tahay in deegaanka la balaariyo tuulooyin cusub ay soo kordhaan kuwii horena magaalooyin laga dhigo, degmadana ahmiyad gaar ah siinayso tuulooyinka soo buuxiya shuruudaha lagu aqoonsankaro.

Guddoomiyaha Arimaha Bulshada degmada Xudur Malaaq Cabdiraxmaan, guddoomiye ku xigeenka degmada Mustaf Aadan iyo Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin ayaa kulanka soo xirey.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo kulan la qaatay sii hayaha wasiirka shaqada XFS

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay wafdi uu hoggaaminayey sii hayaha wasiirka…

Wararka
July 29, 2020

Wasaaradda howlaha guud oo ka warbixisay halka uu marayo mashruuca dib u dhiska waddooyinka dalka +Sawirro

Baladweyne-(SONNA)-Wasaaradda howlaha guud ee DFS ayaa wadda u diyaargarowgii ugu dambeeyay mashruuc dib loogu dhisayo qaar ka mid ah waddooyinkii…

GudahaWararkaWargayska
June 3, 2021

Shir looga hadlaya wax qabadka Xafiiska hanti dhowrka ee sanadkii tagay oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Avv: Axmed Ciise Guutaale ayaa shir guddoomiyey kulan sanadeedka Bahwadaagta Caalamiga ah ee dhanka horumarka…

GudahaWararka
March 6, 2024

Wasiirka Beeraha dowladda FS oo gaaray Guriceel

Guriceel (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo sii wada Socdaaladii Tacbashada Beeraha iyo Laqabsiga…

GudahaWararka
April 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023