Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda howlaha guud oo ka warbixisay halka uu marayo mashruuca dib u dhiska waddooyinka dalka +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda howlaha guud oo ka warbixisay halka uu marayo mashruuca dib u dhiska waddooyinka dalka +Sawirro
GudahaWararkaWargayska

Wasaaradda howlaha guud oo ka warbixisay halka uu marayo mashruuca dib u dhiska waddooyinka dalka +Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 3, 2021
1 Min Read
Share

Baladweyne-(SONNA)-Wasaaradda howlaha guud ee DFS ayaa wadda u diyaargarowgii ugu dambeeyay mashruuc dib loogu dhisayo qaar ka mid ah waddooyinkii uu burburka soo gaaray soddonkii sano ee ugu dambeeyay.

Mashruucan oo qeyb ka mid ah ay dhowaan si wada jir ah u dhagax dhigeen Wasiirka howlaha guud ee Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaashi iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda howlaha guud ee DFS Axmed Maxamed Iimaan ayaa lagu wadaa in laga billaabo duleedka Magaalada Baladweyne oo ka mid ah goobihii loo qorsheeyay.

Agaasimaha guud ee wasaraadda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, Axmed Maxamed Iimaan oo la hadlay warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay inay dowladda dhexe qorsheynayso dhismaha waddooyin casri ah lana jaanqaadi kara habka caalamiga ah, kuwaas oo ay ka hirgelin doonto Afar maamul goboleed oo kala ah Hirshabeelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland.

Agaasime IImaan ayaa sheegay in uu jiro mashruuc kale oo uu ka saacidayo Bankiga Adduunka, kaas oo lagu dhisayo Jidadka iyo Suuqyada caasimadaha maamullada dalka, isagoo intaa ku daray inuu haatanba ka socda magaalooyinka Muqdisho,Garoowe, Baydhabo iyo kismaayo, halka Dhuusamareeb iyo Jowharna dhowaan laga billaabi doono.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muddeysay dhageysiga dacwadda Eedeysanayaal loo haysto ka ganacsiga dadka iyo Tahriibinta

Muqdisho,(SONNA):-  Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ka jawaabeysa Xaashida Eedda ee Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u gudbiyey laguna Eedeeyey 7…

GudahaWararka
April 20, 2025

Madaxweynaha Iiraan iyo wasiirkiisa Arrimaha Dibadda oo shil diyaaradeed ku geeriyooday

Wakaaladda Wararka dalka Iiraan (IRAN) ayaa maanta oo isniin ah shaacisay in Madaxweynaha dalka Iiraan Ebrahim Raisi iyo wasiirka Arrimaha…

GudahaWararka
May 20, 2024

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo Muqdisho kusoo dhoweeyay dhiggiisa dalka Ireland+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo uu Welhiyo Wasiirka arrimaha dibedda XFS Maxamed Cabdirisaaq ayaa waxay Muqdisho kusoo…

GudahaWararkaWargayska
July 22, 2021

Kulan ku saabsan u hoggaansanaanta xeer-nidaamiyaha xargaha Fiberka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA): Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay kulan looga hadlay u hoggaansanaanta Xeernidaamiyaha Xargaha Fiberka Badda. Kulanku waxa…

GudahaWararka
August 27, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023