Mohamed Abdukadir Socdaal

Guddiga KMG ah ee Maaliyadda oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare

SONNA (MUQDISHO)- Kulankaa oo Ajandihiisu Ahaa Dardargelinta dhameystirka Miisaaniyadda 2022-ka. Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka -2aad, ee labada Aqal Mudan...

Madaxweynaha Dalka oo gaaray magaalada Abu Dhabi

SONNA (MUQDISHO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-ta...

Duqa Muqdisho oo faray maamulada degmooyinka inay u diyaar garoobaan maalmaha Xu...

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa faray maamulada degmooyinka iyo dadweynaha caasimadda u diyaar garowga maalmaha xorri...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga iyo...

SONNA (MUQDISHO)- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilalkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshahada Mudane Yaxye Ismaaciil Maxamed...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS oo kullan la qaa...

SONNA (MUQDISHO)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada (XFS) Cali Gacal (Gabow) ayaa maanta kulan laqaatay Taliya ciidanka Taraafikada Genaral Bishaar abshir ...

Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soom...

SONNA (MUQDISHO)- Maareeyaha Maamulka & Amniga Garoonka Aadan Cabdulle Cabdinaasir Maxamuud Gureey iyo Safiirka Mareykanka Soomaaliya Larry Andre oo ku Kulmay Gudaha Garoonka. ...

Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal BJFS oo la kulmay Wasiirka Maaliyadda m...

SONNA (MUQDISHO)- Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal BJFS ayaa Maanta Markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle. Kulanka oo A...

Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed oo sheegtay in aysan jirin ax khatar ku a...

SONNA (MUQDISHO)- Hay’adda Duulists Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxay masuul ka tahay badqabka dhamaan duulimaadyada iyo Garoomada Dalka, iyadoo ka duulaysa qaanuunada caalamiga ah...

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Booliiska oo gaaray Adis Ababa

SONNA (MUQDISHO)- Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa gaaray Magaaladda Adis Ababa ee dalka I...

Xubin ka tirsan argagixisada Alshabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka...

SONNA (MUQDISHO)- Madaxa Argagixisada u qaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay Cali Madkeer Mad-muumin oo nabad-diidka Gobolka Baay ay uyaqaanaan Dheere Cali Qumunu ayaa isku soo d...

Danjiraha Soomaaliya Midowga Yurub oo ka qeyb galay Xafladda abaal-marinta ee Th...

SONNA (MUQDISHO)- Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux & Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi ayaa ka warbixiyay xaflad ka dhacday Aqalka Boqortooyadda “Pal...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Talyaani...

SONNA (MUQDISHO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriy...