Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka hawlaha guud oo la kulmay wasiirka gaadiidka iyo dhismaha Turkiga
    May 21, 2026
    Safiirka Soomaaliya oo warqadaha Aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Mauritania 
    May 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya
    May 21, 2026
    Wasiirka Caafimaadka oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ciribtirka cudurka Dabaysha
    May 21, 2026
    Wasiir Cali Xaaji oo sheegay in Soomaaliya ay ka go’an tahay dhismaha nidaam caafimaad oo casri ah
    May 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Safaarada Soomaaliya ee K/Afrika oo bilowday Socdaallo  lagula hadlayo Soomaalida ku nool Dalkaasi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Safaarada Soomaaliya ee K/Afrika oo bilowday Socdaallo  lagula hadlayo Soomaalida ku nool Dalkaasi
Wararka

Safaarada Soomaaliya ee K/Afrika oo bilowday Socdaallo  lagula hadlayo Soomaalida ku nool Dalkaasi

By Kulane
Last updated: November 10, 2020
2 Min Read
Share

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika oo bilaabay Socdaal ay ku marayaan Gobolada dalkaasi gaar ahaa kuwa Soomaalidu u badantahay .ayaa safarkoodii  ugu horeeyay ku tagay magaalada Rustenburg ee Gobolka North West, iyagoo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi.

Danjire Maxamed Cali mire ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay, Xogyaha kowaad, Uqeybsanayaasha Waxbarashada, Ganacsiga, Arimaha Diinta iyo Awqaafta iyo Uqeybsanaha Socdaalka iyo Jansidiyaha.

Kulan Xog is weedaarsi oo ay Madaxda Safaaradda la qaadatay Jaaliyadda magaalada Rustenburg ayay Safaaraddu sheegtay in uu safarkooda ku qotomo wacyigalin iyo u kuurgalid xaaladda ganacsatada Gobolkaasi.

Qaar ka mid ah Jaaliyadda ka hadashay madasha kulanka ayaa soo dhaweeyay Wafdigan waxa ayna sheegeen in ay tahay muhiim aad u weyn wadashaqeynta Jaaliyadda iyo Safaaradda.

Ciidamada Booliiska K/Afrika oo kulankan ka qeybgalay waxey Soomaalida ku amaaneyn inay yihiin dad dalka dhaqaalo soo galiya mar walbana caawiya dadka u dhashay dalkaasi, iyagoo tusaale u soo qaatay in xilligii gumeysiga ay K/Afrika ku jirtay Dowladda Soomaaliya garab taagnayd.

Uqeybsanayaasha Safaarada Dhinacyada Waxbarashada, Ganacsiga, iyo Socdaalka iyo Jansidiyaha oo la hadlay Jaaliyadda ayaa waxay sheegeen in ay ka caawin doonaan Jaaliyadda Waaxaha ay u qaabilsanyihiin Safaaradda.

Ugu dambeyn Danjire Maxamed Cali Mire Nabadoon ayaa ka hadlay madasha waxa uuna sheegay in muhimadda safarkooda yahay wacyagalin guud iyo sida ay Jaaliyadda feejignaan oga muujin lahayd tuugada qowleystada ee bartilmaameedsada ganacsiga Soomaalida gaar ahaan xilliyada sanad dhamaadka.

Danjire Nabadoon ayaa intaa ku daray in ganacsatada mar walba xiriiro dhaw la sameeyaan Saldhigyada u dhow iyo Safaaradda si loogu hortagga dhibaatooyinka.

Si kastaba Kulankan ayaa imaanayo xilli dhawaanahanba ay soo badanayeen Dilalka Burcada Hubeysan ay ugu geystaan gudaha dalkaasi Muwaadaniinta Soomaaliyeed iyadoo ay ugu dambeysay dilkii November 7, 2020 Muwaadin soomaaliyeed kaasi oo ka dhacay deegaanka Elsis oo Ka Tirsan Magaalada Cape Town.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka hawlaha guud oo la kulmay wasiirka gaadiidka iyo dhismaha Turkiga

Ankara (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub…

May 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo Doha uga qaybgalay shirka madasha Iskaashiga iyo dhaqaalaha wadamada Carabta

Muqdisho (SONNA): Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Amb. Axmed Macalim Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS…

GudahaWararka
April 30, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaha sare ee arrimaha difaaca

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Jihaan Cabdullaahi Xasan in ay noqoto La-Taliyaha…

GudahaWararka
March 13, 2025

Muxuu Danjire Ilyaas Cali Xasan kala hadlay Danjire Stephen Mbundi?

Muqdisho,(SONNA):- Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo Ururla Bulshadda Bariga Afrika, Ilyaas Cali Xasan, ayaa magaaladda Dar es Salaam kula kulmay…

GudahaWararka
May 13, 2025

Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno Ka Tirsan CXDS oo Loo Soo Xiray Tababar

Taliye xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gen Maadeey Shekh Nuur Ufuroow oo Uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi…

GudahaWararka
May 27, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023