Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo Muqdisho ka furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka
    December 10, 2025
    Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay 148 muwaadin oo la soo celiyey
    December 10, 2025
    Soomaaliya oo maanta laga xusayo maalinta caalamiga ah ee xuquuqul insaanka
    December 10, 2025
    Guddiga fulinta IMF oo soo gabangabeeyey dib u eegista 4-aad ee qorshaha ka dib deyn cafinta Soomaaliya 
    December 9, 2025
    Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay gobolka Baay
    December 9, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Roy Keane oo weerar culus ku qaaday Anthony Martial kaddib guuldarradii xalay ee Liverpool.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Roy Keane oo weerar culus ku qaaday Anthony Martial kaddib guuldarradii xalay ee Liverpool.
Ciyaaraha

Roy Keane oo weerar culus ku qaaday Anthony Martial kaddib guuldarradii xalay ee Liverpool.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Manchester(SONNA)-Kabtankii hore kooxda kubadda cagta Manchester United ee Roy Keane ayaa weerar culus ku qaaday weeraryahanka reer France ee Anthony Martial, kaddib guuldarradii ay Red Devils xalay kala kulantay Liverpool.

Liverpool ayaa wali la qaban la’a yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda Manchester United garoonka Anfield, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 23-aad ee horyaalka Premier League, xilli labadan goolal ay kala dhaliyeen xiddigaha Virgil Van Dijk iyo Maxamed Salaax.

Inta ay ciyaarta socotay Anthony Martial ayaa fursad muhiim ah ka qasaariyay kooxdiisa Manchester United, gaar ahaan qeybta labaad ee dheesha, kaddib kubad ay ka soo shaqeeyeen isaga iyo Andreas Pereira.

Haddaba halyeeyga Roy Keane ayaa wuxuu muujiyay sida uusan ugu qanacsaneyn heerka Anthony Martial, kaasoo u dhaliyay 8 gool kooxda Man United 16 kulan uu ka ciyaaray  horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.

Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa ciyaarta kadib wuxuu shaaca ka qaaday hadalada Roy Keane waxaana ka mid ahaa:

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo Muqdisho ka furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada…

December 10, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Goolhayihii hore ee Real Madrid Iker Casillas oo ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Ramos Rikoodhkii uu xalay sameeyay

Madrid (SONNA)- Goolhayihii hore kooxda Real Madrid ee Iker Casillas ayaa fariin hambalyo ah u mariyay saaxiibkiis Sergio Ramos boggiisa…

Ciyaaraha
October 13, 2019

DEG DEG: Isku aadka siddeed dhammaadka Carabao Cup oo la sameeyey… (Miyey isku aadeen kooxaha waa weyn sida Man United, Man City iyo Liverpool?)

Yurub(SONNA)-Waxaa la sameeyey goordhow isku aadka wareegga siddeed dhammaadka Carabao Cup, iyadoo ay kala badbaadeen kooxaha waa weyn ee Manchester…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Xulka Qaranka ee 17-jirada oo maanta la ciyaaraya dhiggooda Algeria

Muqdisho(SONNA):-Ciyaartoyda Xulka Qaranka ee 17-jirada ah ayaa maanta ciyaaraya kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee 17 jirada, iyaga…

Ciyaaraha
April 29, 2023

Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,

Muqdisho(SONNA):-Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa xalay casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka…

Ciyaaraha
December 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023