Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    July 18, 2025
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno Khawaarij ah
    July 18, 2025
    Wasiir dowlaha Gaashaandhiga XFS oo Muqdisho ku soo dhoweeyey wasiirka Gashaandhiga Komoros
    July 18, 2025
    Shirka Dib-u-eegista  iskaashiga Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka furmay Addis Abababa
    July 18, 2025
    Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Taliyaha cusub ee Hawlgalka Midowga Yurub
    July 18, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya
    July 18, 2025
    Hay’adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka
    July 11, 2025
    Baadigoobka dad lagu la’yahay daadadkii Texas oo weli socda
    July 6, 2025
    Donald Trump oo riixaya xabbad-joojin cusub oo laga hirgaliyo Gaza
    July 4, 2025
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)
    July 18, 2025
    Cabdulqaadir Ikrama oo Madaxiisa saran tahay $5 Milyan
    July 14, 2025
    Sidee buu iskaashiga BRICS u qaabeynayaa Mustaqbalka Afrika? (WARBIXIN)
    July 12, 2025
    Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda Shiinaha
    July 2, 2025
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.
GudahaWararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka.

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: August 21, 2021
1 Min Read
Share

MUQDISHO (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maanta ka furmay caasimadda Muqdisho.

Shirka ayaa looga arrinsanayaa dhammeystirka dhaqan-gelinta heshiisyadii laga gaaray hannaanka doorashooyinka, diyaar garowga doorashooyinka Golaha Shacabka iyo xaqiijinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka.

Furitaanka Shirka waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku boorriyay madaxda Dowlad Goboleeyada aan dhammeystirin Hannaanka Doorashooyinka Aqalka Sare in ay dardar galiyaan hirgalinta doorashooyinka Aqalka Sare, si looga baaqsado dib u dhac kale, loona fuliyo jadawalka doorashooyinka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):- 1- Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay…

July 18, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga

Riyadh-(SONNA)-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr; Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa maanta booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sacuudiga.…

GudahaWararka
May 10, 2023

He’yada DRC oo ka qeyb-qaadatay gurmadka loo fidinaayo dadka ku barakacay duleedka Beledweyne

He’yada DRC ee laga leeyahay  dalka Denmark ,isla markaana ka shaqeysa arimaha gargaarka iyo qaxootiga ayaa sheegtay in ay qeyb…

Wararka
October 13, 2020

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

Awdheegle, (SONNA):– Guutooyinka Gorgor iyo 14-ka October ee ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ku beegsaday maleeshiyaad…

GudahaWararka
September 26, 2024

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka oo daah-furay qalabka diiwaangelinta cod-bixiyaha

Muqdisho (SONNA): Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, G/ kuxigeenka Saadiq Abshir Garaad iyo…

GudahaWararka
March 18, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023